Hargeysa (Somaliland.Org)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye ayaa Deeq Kubado ah ku wareejiyay Urur lagu magacaabo HYDA, kaas oo isna u qaybiyay Kooxaha Kubadda Cagta ee ka dhisan Xaafadda Jigjiga yar ee Magaalada Hargeysa. Read more »
The KULMIYE party chairman, Ahmed Mohammed Mohamoud Silanyo, on Monday attended a dinner banquet hosted in his honour in which he was presented with honorary plaque by Ahmed Omer, mayor of the London Borough of Tower Hamlets. Read more »
Dubbe iyo Doolaal duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha. Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka kay ku arkaan waxay diidan yihiin ee Read more »
Waxaa shalay oo Axad ah bisha January-na tahay 18 xaflad soo dhowayn ah Hotel-ka Hilton ee ku yaal downton Minneapolis loogu sameeyey Guddoomiya ururka Qaran Dr. Maxamed Cabdi Yuusuf (Gaboose).
Xisbiga KULMIYE waxa la asaasay bishii May ee sannadkii 2002. Wuxuu ka qaybgalay doorashooyinkii degaamada bishii December 2002, wuxuuna si rasmi ah uga mid noqday saddexda xisbi ee qaranka.
akhri ...