Baaq ay Waxgaradka iyo Aqoonyahanka Qurbajooga Beesha Baligubadle

Baaq ay Waxgaradka iyo Aqoonyahanka Qurbajooga Beesha Baligubadle ay kaga soo horjeedaan Shirka Udub ee ka bilamaya Magalada Hargeysa.

hadhwanaag 2009-02-03 (Hadhwanaagnews) Salaamu Calaykum Waraxmatulaah:

Anagoo ka kooban jaaliyada ku dhaqan wadanka dibadiisa ee beesha BaliGubadle wax garadkiisii, iyo aqoonyahan kiisiiba;

Markaanu eegnay xaaladaha ka socda wadanka,

Markaanu eegnay xaaladaha cakiran ee ku soo kordhay xisbiga xukuumada haga ee UDUB

Markaanu eegnay sida aan hufsanayn ama aan waafaqsanayn xeerka xisbiga UDUB ee loo soo xulay Gudidii qaban qaabinaysay shirkii golaha dhexe ee xisbiga UDUB

Markaanu aragnay sidii loo soo xulay Ergadii matalaysay xubnaha xisbiga UDUB ee gude iyo dibadba kana goáaminaysay shirka ama kala saari lahayd musharixiinta,

Markaanu aragnay in xildhibaanadii iyo dadkii sharafta lahaa ee xisbiga dhisay in laga tuuray lagana hor istaagay xaqoodii ahaa in la dooran karo waxna ay dooran karaan,

Markaanu aragnay sida loo dhinac maray ama indhaha layskaga qabtay shuruucdii xisbiga u taalay ee ku salaysnayd ama astaanteedu ahayd dimuqraadiyad,

Markaan eegnay garnaqsi diidka hogaanka xisbiga UDUB,

Markaanu yaqiinsanay in musharaxiinta mid ka mid ahi uu u xulay gudoomiyaha gudiga qaban qaabada, markaan aragnay in gudoomiyaha xisbiga oo ah madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland uu ku tuntay sharcigii u yaalay xisbiga uu kuna adkaysanayo inaan cidina isla soo sharixi Karin xisbiga gudihiisa.

Waxaanu goáansanay inaanu baaq diidma ah oo aanu ku muujinayno dareenkayaga iyo xaqa uu qof walba u leeyay in la dooran karo waxna uu dooran karo, oo midaysan soo saarno:

Waxaanu ugu baaqaynaa dhamaan xubnaha UDUB taageera inaan laga qayb galin shir ku sheega Bari laga bilaabayo magaalada Hargeisa ee uu Madaxwayne ku xigeenku hogaaminayo taas oon aan sharciga xisbiga waafaqsanayn kana baxsan golahii dhexe iyo Gudida Fulinta ee xisbigu ku doortay shirkii ugu dambeeyay, isla markaana uu soo magacaabay Madaxwayne Riyaale oo aan xaq u lahayn inuu magaacaabo gudida qaban qaabada maadaama oo isaga laftiisu uu musharax yahay.

In aanaan taageeri doonin goáamada ka soo baxa shir ku sheegaasi

Inaanu taageersanay sharciga xisbiga u yaala kana ogolaanayn in lagu tunto, cidii isku dayda inay ku tumatona ay tahay in laga saaro xisbiga.

In aanu kala noqonayno kalsoonidayada cidii isku dayda inay baal marto hab u socodka hanaanka dimuqraadiyada ee Somaliland ku caano maashay.

In aanu diyaar u nahay difaaca diinta, dalka, dastuur iyo dimuqraadiyadadaba.

Waxaanu ku soo gaba gabaynaynaa inaanu taageersanay mar walba musharax kasta oo lagu soo doorto tartan xalaala oo loo dhanyahay ta xisbiga iyo dalka guud ahaanba.

Allah wayn Ninkii aaminaa awood leh..

Fadlan halkan ka akhri xeerka UDUB
http://www.xisbiga-udub.com/xeerka_udub.htm

UK

1. mujaahid adan cabdi abyan (adan cade)
2. mujaahid salax xaji cilmi ( salax bujubaja0
3. mujaahid c/rahaman dahir (galow)
4. mujaahid ahmed ibrahim dheeg (ilkocase)
5. mujaahid xamse xaaji xasan
6. mujaahid xusen adan cade
7. mujaahid ahmed cabdi (dhudhi)
8. mujaahid xasan mohammed (finin)
9. mujaahid faysal aw cabdi (cambalash)
10. mujaahid iid jamac (halqafa)
11. suldan xusen cabdi alifdoon
12. cheif caqil naasir ayjeex
13. cheif caqil ibrahim c/laahi cali
14. ahmed xuseen rooble ( cago baruur)
15. mohammed yoonis
16. adan colaad (aadan dheere)
17. xariir xirsi adar
18. ahmed suudi guuleed
19. ibrahim c/laahi caalin (qarxiye)
20. cali ahmed mohammed (sandheere)
21. faysal cabdi cilmi dixood
22. fu ad ibrahim odowaa
23. barkhad jibirl
24. Dr mohammed amin sheekh bashir
25. Dr ahmed jaamac dheere
26. Dr mohammed yuusuf
27. Dr ahmed cabdi nuur (loodh)
28. Dr ibrahim yuusuf warsame
29. Dr koosar caydid
30. Prof cumar nuux jaamac
31. Dr mohammed cawil cilmi
32. Dr xasan cabdi cilmi (indho)
33. Dr dayib cusman quule
34. Dr mohammed aw dahir
35. Eng cusman xusen yuusuf (colombo)
36. Eng mohammed muse aw raac
37. Eng mohammed aw yusuf
38. Eng cabdi adan cade
39. C/laahi mohammed rooble
40. khadar gadaawe
41. c/qani ahmed xirsi
42. jamac mohmmed ( labo bowdo)
43. cabdi c/laahi (timo wayne)
44. ahmed mahdi (dhible)
45. muse mohammed
46. nuur jamac mohammed
47. cabdi qani dhoore
48. xusen mohammed cabdi (qoob cade )
49.c/laahi ibrahm (indhocade)
50.mohammed gaagaale
51. mowlid adan qolqol ka madobe
52. mustafe haarun c/laahi (tahar)
53. cabdi cusman xabo
54. mohammed ibrahim rooble (awrful)

USA

51. Prof mohammed bade
52. Dr hassan fa ud cali
53. Dr ahmed mohammed cabdi
54. Eng siciid mohammed
55. Eng xusen mohammed afay
56. ahmed xiis xasan
57. nuur aw yuusuf
58. hamdi aar
59. cabdi buraale cadani
60. ibrahim c/laahi fure
61. ahmed faarax tuur
62. ahmed indho cade
63. siciid ahmed cabdi
64. Dr cawil ibrahim dhoole yare
65. saxardiid cabdi
66. Dr cabdi shakuur suufi
67. mohammed jamac qayre
68. ismacil cabdi nuur
69. Emg faraxan cabdi
70. mohammed jamac cali

NORWAY

73. Eng mohammed nuur
74. Dr john xiis
75. cabdi xakin muse awraac
76. muse ciise
77. dhalac warabe cade
78. mohammed ibrahim hindhi
79. Dr jamac cali nuur
80. ismacil cali
81. mohammed ibrahim muse xuur

SAUDI ARABIA

82. mohammed cusman xasan
83. ahmed cali mahdi
84. ahmed ibrahim cabdi
85. cumar cali muxumed
86. dhamac xaaji faje
87. adan cabdi xaashi
88. baashe cali askar
89. ibrahim xaaji dhagax
90. ibrahim yaasin dagaal
91. Dr nuur jamac cabdi
92. siciid cusman cadani
93. mohammed c/laahi raan
94. cumar ciise (cumar farlow)
95. ibrahim ahmed ubaxale
96. hasan c/laahi ahmed ( hasan madowe)
97. cabdle mohamoud qardhab
98. sucuud mohamoud qardhab
99. ahmed xirsi adar
100. jamac mohammed ibraim (duufan)
101. c/qaadir shaale
102. cawil ahmed cusman

U A E

103. siciid cabdi kijaandhe
104. cali cabdi cali abushaxar
105. adan ismacil ( bushaaro)
106. faysal cabdi hassan (taydh)
107. cusman cilmi hasan
108. faarax adan dhakhtar
109. ibrahim aw yuusuf
110. siciid adan dahir
111. mohamoud cabdi aw adan
113. haybe sharubaale
114. ismacil cabdi nuur
115. cabdi food

HOLLAND

116. jamac daahir xaji xusen
117. c/qaadir c/laahi qorane
118. mustafe qube cali iid
119. cali ismacil abokor ( cali madowe)
120. xamse ahmed
121. ismacil mohammed jamac
122. Eng mohammed cumar cilmi
123. Dr cabdi rashiid xasan
124. xasan ahmed cumar

SWEDEN

125. idiris sheekh mohamoud
126. Eng c/rahman xaashi
127. Dr c/qaadir mohamoud qaasim
128. c/laahi cabdi nuur
129.mohammed mohamoud seed
130. mohammed jirde
131. jamac cabdi cali
132. Dr ismacil xasan
133. cabdi cali cabdi

CANADA

134. DR. xariir cali xusen
135. Ahmed juuqdhowr
136. mohamoud jamac qayre
137. Abdi Abib
138. mohammed xirsi madadaal
139. A/hakim Abib Aw Muhumed
140. c/rahaman cali dirayse
141. ProfAhmed-Wali Mohamed
142. Dr ahmed mohammed
143. faysal siciid
144. ahmed mohammed rooble
145. nimcan mohammed
146. cusman shafeec
147. siciid jibril
148. mohammed cabdi nuur
149. ahmed cali
150. Eng. Mohamed Abib
151. Abdirahmaan Ali Hassan
152. Eng. Mahdi A/rahmaan
153. Shacbaan A/rahmaan
154. Suleman Abdillahi
155. Ahmed Juuqdhowr
156. Amran Muhumed
157. Abib Mire Mahad
158. Farah Ali
159. Salma Abdillahi
160. Eng. Xuseen Yusuf
161. Eng. Mohamed Guuleed
162. Eng. Yaasiin Abdillahi
163. A/rashiid Carab
164. Dr. Ismail Faarah
165. Ibrahim Matan
166 EngYusuf Carab
167. Dr. Ahmed Mohamed
168. Guled Yusuf Jamac
Prof. Ismail Yusuf
169. Khadra Dahir
170. Khadra Xaashi
171. Dr. Cise Kayd
172. Eng. Muse Ibrahim
173. Dr. Magan Ibrahim
174. Siciid Abdi
175. Mohamed Abdi
176. Siciid Jibril
177. A/Rashid Jibril
178. Ibrahim Jibril
179. Mohamed Yusuf
180. Mohamed Mohamud
181. Yahye Mohamed Giire
182. Eng. Idiris Hure
183. Abdi fataah Gameel
184. Shoqi Hussein
185. Mohamud Hussien
186. A/hakim C/llahi Cawale
187. Mohamud Jamac Qayre
188. Guled Siad,
189. Khadar Adan Diiriye,
190. Khadar Ismacil Haybe,
191. Adnaan Yusuf
192. ahmed muhumed Hashi
193. Khada Kayse,
194. Cisman Muhumed Hashi
195. Mustafe Araye
196. Max’d Araye
197. Max’d Qotali
198. Abshir Madoobe
199. Abby Jamac
200. Rashid Cumar