Tacsi Ku Socota Md Axmed Diiriye Nacnac

Dhamaan Xubnaha xisbiga Kulmiye ee dalka gudihiisa iyo kuwa qurba jooga ahba gaar ahaan jaaliyadaha Canada, Maraykan Ingriiska, Norway, Sweden, Denmark, Holland, Irland, Finland, Ausralia, Kenya Saudi Arabia, Qatar iyo ugu dambayn Jaaliyada Imaaradka Carabta waxay dhamaan tacsi u soo dirayaan  mujaahid Axmed Diirye Nacnac iyo xaaskiisa iyo  Cabdiraxman Cabdi Gool geerida ku timid marxuuma Sagal Axmed Deria oo ku geeriyootay magaalada London bishan April 5eedii. ILLAAHAY marxuumada janadii Fardowsa ha ka waraabiyo ehelka iyo qaraabadana samir iyo Imaan ha ka wada siiyo. Aamiin

Xubnaha Xisbiga Kulmiye

ee dalka iyo dunida daafaheedaba