Guddoomiyaha Kulmiye oo Hargeysa soo gaadhay & Madaxda Xisbigaas oo loo diiday inay galaan Madaarka

https://i0.wp.com/rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3a/21/c2/a40be555ff65d169d8526ecfe50fd6058ba0b56e/580x435/DSC01857_580x435.jpg?resize=522%2C392Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti uu horkacayo ayaa maanta ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Hargeysa. iyada oo amar la sheegay in uu ka soo baxay dhinaca Xukuumadda lagu diiday in taageerayaasha iyo Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye ay galaan gudaha Madaarka, si ay uga qayb qaataan soo dhawaynta Guddoomiyaha.

https://i0.wp.com/rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3a/21/c1/6dbd3645d648c76b7002c54f45597d95765b87dd/580x435/DSC01856_580x435.jpg?resize=522%2C392Masuuliyiiinta sar-sare iyo taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ayaa maanta loo diiday inay galaan gudaha Madaarka, isla markaana ay ka qayb qaataan https://i2.wp.com/rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3a/21/c4/288cd1cbfeb7222b3f8b4a9218784792ee4abfbf/580x435/DSC01859_580x435.jpg?resize=522%2C392soo-dhawaynta Guddoomiyaha. Masuuliyiintan oo ay kamid ahaayeen Afhayeenka Xisbiga Maxamed Kaahin Axmed iyo Xoghayaha guud ee Xisbigaas, ayaa arintan ka hadlay, waxaanay sheegeen in soo-dhawaynta Guddoomiyaha ayhttps://i2.wp.com/rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3a/21/c5/acb20182339ad9fbaeba83d1230a57f8d44f05eb/580x435/DSC01860_580x435.jpg?resize=522%2C392maalmo ka hor ku wargeliyeen Xukuumadda, gaar ahaan taliyaha Booliska iyo Wasiirka Duulista hawada. Waxaanay ku tilmaameen arrin nasiib-darro ah, isla markaana waxay eedda diidmadan dusha u saareen Wasiirka Duulista

https://i0.wp.com/rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3a/21/c7/def0fde39da86004507775884bfbb710581560f1/580x435/DSC01862_580x435.jpg?resize=522%2C392Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ka dib markii uu ka soo degay Garoonka Diyaaradaha, isla markaana loo gelbiyay Gurigiisa Magaalada Hargeysa, ayaa Saxaafadda halkaa kula hadlay. Mar uu guddoomiyuhu ka hadlayay arrimaha Doorashada, waxa uu sheegay in ay Xisbi ahaan ka go’an

https://i2.wp.com/rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3a/21/c8/0973cf0a59da80dc558a79b575047dbea67786d3/580x435/DSC01863_580x435.jpg?resize=522%2C392

https://i1.wp.com/rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3a/21/ca/ddd7df4c223d0e22ff02c9b3d09fa6ea50181974/580x435/DSC01865_580x435.jpg?resize=522%2C392tahay in ay Doorashadu waqtigeeda ku qabsoonto, isla markaana ay Xisbi ahaan diyaar u yihiin. Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in Beesha Caalamku ka welwel qabaan cawaaqib-xumada ka dhalan karta haddiiba Doorashadu dib u dhacdo. “Beesha Caalamka ee aanu la kulanay ee

https://i1.wp.com/rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3a/21/ca/ddd7df4c223d0e22ff02c9b3d09fa6ea50181974/580x435/DSC01865_580x435.jpg?resize=522%2C392Somaliland wax taraa waxay nagu yidhaahdeen, haddii Doorashadu waqtigeeda ku dhici waydo oo ay baaqato, waxaanu ka baqo-qabnaa oo aanu xunnahay in aan noqotaan dal fashilmay oo leh muuqaalka Soomaaliya.” Ayaa ka mid ahaa hadalladii Guddoomiyaha.

https://i1.wp.com/rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3a/21/cb/60024e0434ef436097b915824cca9cb8edde35a0/580x435/DSC01866_580x435.jpg?resize=522%2C392Guddoomiye Siilaanyo wuxuu sheegay in uu la kulmay Madax ka tirsan dawladaha dalalka Norway, Sweden, UK iyo baarlamaanka dalalkaas qaarkood. Waxaanu ka hadlay diidmada Madaarka ee Madaxda iyo taageerayasha Xisbiga Kulmiye. “Waa ayaan-darro anaga oo xuquuq ahaan siman Xisbigayaga loo diido inay soo galaan Madaarka, halka Ina Rayaale-na ay kuwiisu meel walba maraan. Markaa waanu cambaaraynaynaa.” Ayaa ka mid ahaa hadalladii Guddoomiyaha.https://i2.wp.com/rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3a/21/cc/df51bb255aeca29c6dfa3c6171518dd98260336b/580x435/DSC01872_580x435.jpg?resize=522%2C392Mar wax laga waydiiyay arrinta natiijada Diiwaangelinta cod-bixiyayaasha, waxa uu sheegay in ay Xisbi ahaan ka tashanayaan, balse wuxuu sheegay in ay ahayd in waqti hore la soo saaro.

https://i2.wp.com/rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3a/21/cd/57b875475f649efc5e757a60ec65775049dabcc6/580x435/DSC01873_580x435.jpg?resize=522%2C392

https://i0.wp.com/rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3a/21/cf/72823b8adf373f77dac890c1742518e8c65da1f1/580x435/DSC01874_580x435.jpg?resize=522%2C392

https://i0.wp.com/rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3a/21/d0/b1a9b3693ab16c51382b8b1e37a9e57335ccd06d/580x435/DSC01875_580x435.jpg?resize=522%2C392https://i2.wp.com/rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3a/21/d1/56a62f94022016ded547ee8074f926d45e7ef922/580x435/DSC01876_580x435.jpg?resize=522%2C392

https://i1.wp.com/rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3a/21/d2/3f037616bd932ed562e7734f59c00843af1325f5/580x435/DSC01878_580x435.jpg?resize=522%2C392https://i0.wp.com/rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3a/21/d5/d667c24e251eebd52f223c9fbae03efdab5a6063/580x435/DSC01881_580x435.jpg?resize=522%2C392

https://i0.wp.com/rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3a/21/d6/49e900789ba4a6d4d3f7138efbd375c59112ccc7/580x435/DSC01882_580x435.jpg?resize=522%2C392

https://i0.wp.com/rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3a/21/d6/49e900789ba4a6d4d3f7138efbd375c59112ccc7/580x435/DSC01882_580x435.jpg?resize=522%2C392

https://i0.wp.com/rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3a/21/d8/213a7313be67da890915e9e35be6d6e965b7a63d/580x435/DSC01884_580x435.jpg?resize=522%2C392

https://i0.wp.com/rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3a/21/d9/7f1c1c2d2bcfe4600400fe6156092b5955a81001/580x435/DSC01885_580x435.jpg?resize=522%2C392

https://i1.wp.com/rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3a/21/da/e632ce5ad776bab23a4e7fda3103f274da79084a/580x435/DSC01891_580x435.jpg?resize=522%2C392https://i1.wp.com/rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3a/21/db/5cd5df19b9c5f7847d327ddebd53d2d9f196d19b/580x435/DSC01892_580x435.jpg?resize=522%2C392

https://i1.wp.com/rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3a/21/b4/3ff2e8dcbbca1aa14ee9d3eb6071f717d4328073/580x435/DSC01813_580x435.jpg?resize=522%2C392https://i1.wp.com/rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3a/21/b6/df5de5c56a6a5f966e3e3a41903f446e747ea833/580x435/DSC01815_580x435.jpg?resize=522%2C392

https://i0.wp.com/rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3a/21/b7/fb0366cd681cb9bfb4723b9455ac04699a03a54a/580x435/DSC01821_580x435.jpg?resize=522%2C392https://i0.wp.com/rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3a/21/b8/a6f7b256547d55c60c1949abdbab4c3bcbf0ea11/580x435/DSC01822_580x435.jpg?resize=522%2C392

https://i2.wp.com/rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3a/21/b9/4eb08f5d7829d20c6eb07fb794e6d4258b60357a/580x435/DSC01823_580x435.jpg?resize=522%2C392

https://i2.wp.com/rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3a/21/c0/97475b7c14d74af9f5149e74a7a57cf5c3789ce3/580x435/DSC01830_580x435.jpg?resize=522%2C392

https://i0.wp.com/hadhwanaag.org/images/533_DSC01952uyj.jpg?resize=522%2C392

Somaliland.Org

Hargeisa News Desk