Gudoomiyaha Xisbiga Oo Dhaawac Sahlani Ka Soo Gadhay Turanturo Gurigiisa Dhexdiisa Uu Ku Turanturooday

https://i2.wp.com/www.sallaxleynews.com/1/albums/userpics/PIC_0010.JPG?resize=480%2C360Hargeysa, Somaliland-  Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye mudane Axmed Maxamud ( Siilaanyo) ayaa maanta ku taranturooday guriga dhexdiisa halkaas oo dhaawac fududi ka soo gaadhay misigta.  Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye md Siilaanyo oo aan telephone kula xidhiidhay isla maanta ayaa ii sheegay in xaaladiisa caafimaad ay aad u wanaagsantahay, isla maantana uu la kulmay dhakhaatiirtiisii, baadhitaan dheeraadana uu ugu soo amabixi doono magaalada London maalinta Isniinta ah.