Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Umada Reer Somaliland Iyo Muskimiintaba Bisha Ramadan U Bogaadiyay

https://i1.wp.com/www.voafanti.com/gate/big5/www.voanews.com/somali/images/Siilaanyo.jpg?w=620

Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Md Axmed Maxamud Siilaanyo waxaa dhamaan dadka reer Somaliland iyo umadaha Muslimiinta ahaba ku bogaadinaya bisha Ramadaan ee barakaysan. Mudane Siilaanyo waxaa ILLAAHAY uga baryayaa in sanadkaa sanad kiisa dalka iyo dadkuba ku waaraan nabad qab , horumar iyo barwaaqo