Dr Cabdi Aw Daahir oo Shalay ka degay Gageda diyaaraha heathrow Carigga Ingriiska.

https://i0.wp.com/farm4.static.flickr.com/3191/2373005027_f7494fe943.jpg?w=620London (GNS)Waxa maliintii salasadii bishan sebtamber ahayid kowdeedii yimid Carigga Ingriiska kana so dagay kegada dayuuradaha “Heathrow terminal 5” cabaaro 2 duhur nimo

Dr Cabdi Aw Daahir oo ka tirsan madaxda xisbiga kulmiye kana yimid Somaliland .Waxana kegada dayuuradaha ku so dhaweyey gudida fulinta Uk oo uu horkacaayo gudoomiyaha Ibrahim Hussein iyo gudida laamaha London siiba laanta Southeast oo u gudoomiyaheedu hor kacaayey Maxamuud caseer iyo xubno kale oo ka mid ahaa laanta iyo xisbiga ah

Waa bilaahi tawfiiq

Ibrahim hussein