Guddomiyaha Xisbiga KULMIYE OO Dhambaal Tacsi ah uu diraya MARXUUM Xaaji Ibaarin Xaaji Cabdi

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Mudane, Ahmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), isagoo ku hadlaaya magaciisa, kan Xubnaha Xisbiga iyo Taageerayaasha xisbiga ee oo dhan , waxaa uu tacsi u dirayaa guud ahaan shacbiga Somaliland, isaga oo uga tacsiyadaynaya Geerida naxdinta leh ee ku timid MARXUUM Xaaji Ibaarin Xaaji Cabdi oo ku geeriyoodey Cariga Ingiriiska.

Guddoomiye Siilaano waxa uu si gaara u tacsiyadaynayaa ehlada Marxuum Xaaji Ibaarin Xaaji Cabdi, waxaanuu ILLAAHAY uga barayayaa in marxuumka janadii Fardowsa ka waraabiyo dhamaanteenna Sammir iyo iimaan ha inaga wada siiyo.

Aamiin Aaamiin
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE
Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)