Isu Soo Bixi Xisbiga KULMIYE Ee Magaalada Burco Iyo Amniga Oo Aad Loo Adkeeyay

https://i1.wp.com/iftin.net/wp-content/uploads/2010/06/16.jpg?resize=620%2C465Burco(Kulmiye.org)13/06/2010 Xisbiga muacaaradka ah ee KULMIYE ayaa maanta oo wareegii afraad isusoo baxay khayriyadda Magaaladda Burco waxaanna halkaasi isugu yimi Boqolaal ka tirsan Taageerayaasha xisbigaa oo ku Dhawaaqa Erayo ku lid ah xisbiga Taladda Haya eeUDUB  iyo sidda ay u Taageerasan yihiin xisbigood kulmiye .https://i2.wp.com/iftin.net/wp-content/uploads/2010/06/6.jpg?resize=620%2C465Eryadda ay dadkani ku dhawaaqayeen ayaa waxaa ka mid ahaa (kun hadaanu hayn kulmiye yaanu nahay) iyo (waa nalasiree siilaanyo meel wuu soo socdaa)

https://i0.wp.com/iftin.net/wp-content/uploads/2010/06/4.jpg?resize=620%2C465Waxaanna taageerayaasha barxadaasi kala   masuuliyiinta xisbiga kulmiye ee heer gobol iyo heer degmo kuwaasi oo ay ka mid ahaayeen maxamed kaahin axmed .sahal aadan. Farax xadhigle .cabdi aw daahir. Iyo masuuliyiin kale oo fara badan .

Arrintani ayaa waxay kusoo beegmaysaa xilli ay maalintii shalay aanay wax taageero ah isugu soo bixin taasi oo ay maalintii shalay u lahaayeen xisbiga taladda haya ee UDUB.https://i2.wp.com/iftin.net/wp-content/uploads/2010/06/17.jpg?resize=620%2C465

https://i2.wp.com/iftin.net/wp-content/uploads/2010/06/10.jpg?resize=620%2C465

Xigasho/Iftinnews