Kooxda Ku Ciyaarta Magaca Lpp oo Shahaadooyin Guddoomsiiyey Masuulliyiin ka Tirsan Xisbiga KULMIYE.


Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Kooxda ka dhisan magaalda Hargeysa ee ku ciyaarta magaaca Lpp, ayaa xalay dhigatay xaflad ay ku xusaysay sanad guradeedi saddexaad , taas oo lagu qabtay hutelka Hadhwanaag ee magaalda Hargeysa ,waxana ka soo qayb galay madaax sarsare oo ka tiran xisbiga kulmiye oo ay ka mid yihiin Guddoomiyha warfafinta iyo wcayi galinta ee xisbiga kulmiye Maxamed Cilmi Aadan( Ilkacse)iyo Axmed muxumad Madar oo ka mid ah sarakiisha sarasre ee xisbiga kulmiye

,waxaana ugu horey ka hadlay Axmed Muxumed Madar oo ku gubabaiyay dhalinyardan in ay iska ilalilay mukhadardka ay ka mid ka yihiin qadka iyo sigarka waxaanu ka sheekeyay mauhimda u sportigu u leeyhay dhalin yarda siagoo fahfahinya waxa u yidhi “Anaigu waxaan ka mid ahaa kooxdii la odhan jiray waya araga waxanan Aqoon buuxda u leeyahay ciyaarha maantana weynu ognhay caalamka inta ciyartoy la kala siisto ha lacag gaadhaysa malaayiin Dollar markaa anigu waxaan leeyahay ku daedaala waxbarshada iyo ciryaaraha si aad ugu bad badan balwadaha xunxun.waxa kaloo ka hadlay halkaas Guddoomiyha wcayigalinta xisbiga kulmiye

MD.Maxamed Cilmi Aadan (Ilkacase) isgaoo ka hadlaya jiilka ciyaarha muhimada ay leeyihin waxa u yidhi ”ciyaaruhu faa’iidada ay leeyihin marka aynu maanta dalkeena eegno maha kuwo ay xukumda manta jirta ay kaalin mug leh ay ka qadato xisbiga kulmiyena waad aragteen Barnamijkiisa ayeya ku jirta in u kaalin la taban karo ka qadnayo horumatinta dhalinyarda siba ciyaarha oo hir galin doono meelo ay dhalin yaradu ay ku jimcsadan iyo meelo ay ku kulmaan wakhtiyda fasxyada waxaanu Guddomiye ilkcase ku dheerday dhibtada ya leedahay tahribtu waanad ragteen heerka ay gadhsisin tahay manta waxa brshda dalku anagu hadi aanu nahay xisbiga kulmiye waxa aanu balan qadayna in aanu dhalinyarada waxa u qaban doono .

waxa kale oo ay kooxdu shahadoyin ay gudonsisay guddomiyha warafafinta iyo wacyi galinta xisbiga kulmiye Maxamed ilkcase iyo Axamed Muxumed Madar oo ah sarka ka mid ah xisbiga kulmiye.

Xafiiska Warbaahinta KULMIYE
Hargeysa