Madaxweyne Siilaanyo oo Magacaabay Guddiyada Qabanqaabada Xil-wareejinta iyo Ilaalinta Hantida Ma Guurtada

https://i1.wp.com/farm4.static.flickr.com/3110/2377022417_29430df245.jpg?w=620Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Madaxweynaha cusub ee la doortay Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xallay magacaabay Guddida Ilaalinta hantida Qaranka ee mudada kala Guurka iyo Gudida Qabanqaabada xaflada ay xilka kula kala wareegayaan Madaxweynihii hore ee Somalilad Md. Rayaale iyo Madaxweynaha cusub.

Magacyada Gudiyaduna waxay kala yihiin.

Guddiga ilaalinta Hantida qaranka muddada kala-guurka

1. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir – Guddoomiye

2. Axmed Xaaji Cali Cadami – Guddoomiye-ku-xigeen

3. Xil. Maxamed Nuur Carraale

4. Xil. Ibraahim Axmed Haybe

5. Xil. Axmed Obsiiye

6. Xil. Cali Xasan Marreeyaan

7. Xil. Ibraahim Jaamac Rayte

8. Xil. Siciid Cilmi Rooble

9. Xusni Maxamed

10. Aamina Maxamuud

11. Xil. Maxamed Jaamac

12. Axmed Xuseen Oomane

13. Dr. Axmed Xaashi Oday.

Sidoo kale, waxa uu Madaxweyne Siilaanyo magacaabay guddi saddexaad oo loo xilsaaray qabanqaabada xafladda xilwareejinta Madaxweynaha cusub xilka kagala wareegayo Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, kuwaasoo magacyadoodu kala yihiin:

1. Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle – Guddoomiye

2. Kayse Xasan Cige – Guddoomiye-ku-xigeenka

3. Samsam Cabdi Aadan

4. Maxamed Cilmi Aadan

5. Axmed Muxumed Madar

6. Nuura Xuseen

7. Ilhaan Maxamed Jaamac

8. Maxamed Muuse Abees

9. Cali Cabdi Saa’iq

10. Faysal Cali Sheekh

11. Cabdi Aw Daahir

12. Xil. Abubakor Cabdiraxmaan Good

13. Cabdikariin Xinif.

Xafiiska Warbaahinta KULMIYE
Hargeysa