Blog Page

Dr Maxamed Cabdi Gaboose Oo Lagu Soo Dhaweeyay US State Department ka

} Left Mr Carter,Dr.Gabose,Mr.James,Mr Walsh Dr Gaboose oo ku sugan dalka Mareykanka wuxuu dedaal ugu jiraa sidii laysugu xidhi lahaa tageerayaasha xisbiga Kulmiye iyo Ururka Qaran. Dr Gabose wuxuu kaloo xarunta wasaaradda arrimaha dibedda (US State Department) kula wada kulmay (Jan 13-2009) masuulka sare ee u qaabilsan arrimaha Africa , Mr. Phillip Carter III (Principal Deputy Assistant Secretary- Bureau of ...

Read More »

Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Md Kayse Xasan Cige: “Boqolkiiba Sagaashan Waxaan Qabaa In Shirka UDUB Aanu Noqonayn Dimuqraadi, Madaxweynuhu Wuxuu Ku Jiraa Sidii Uu U Kala Daadin Lahaa Ragga.”

“Boqolkiiba Sagaashan Waxaan Qabaa In Shirka UDUB Aanu Noqonayn Dimuqraadi, Madaxweynuhu Wuxuu Ku Jiraa Sidii Uu U Kala Daadin Lahaa Ragga.” () hadhwanaag 2009-01-15 (Hadhwanaagnews) Xoghayaha Guud ee xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE,Md.Kayse Xasan Cigge,ayaa sheegay in aanu rajo ka qabin in xisbiyada UDUB iyo UCID dhexdooda lagu tartamo, oo ay si xor ah u soo xushaan murashxiintooda uga qeyb ...

Read More »

Ogaysiis: Shirweyne loo qabanaayo Xubnaha KULMIYE Norway, Sabtida 17.Janaur.2009

Waxaan dhamaan tageerasha iyo Xubnaha KULMIYE Norway la ogaysiin in Shirweyn iyo dood ku saabsan diyaargaradow doorashada 2009. la qaban doonta Maalinta Sabtida 17.Janaur.2009 Adress waa:Olafiagangen 5, (Posta Grønland dusheeda) Tariikhda Shirweynaha: .Sabtida 17.Janaur.2009 Saacada: 16:00 ilaa 19:00. (Wakhtiga hala ilaaliyo, 3 saacadood ayaa la kireeyay Hoolka) Agenduhu waa: Card-kii Xubnimada Kulmiya oo la qaybinaayo . Diyaarinta Wafdiga balaadhan ee ...

Read More »

Shir Jaraa’id Oo Wafdigii Madaxda Xisbiga Kulmiye Ku Qabteen Hotelka Sarena

Wednesday, 14 January 2009 NAIROBI ( Togdhnews) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo ) ayaa shalay ku shir jaraa’id ku qabtay guriga nabada Kenya lagu yagleelay ahna hotelka weyn Sarena Hotel. Waxa uu Axmed-siilaanyo shirkaa jaraa’id kaga hadlay lakulankii uu la qaatay wakiilka gaarka ah ee Qaramada midoobey u qaabilsan arrimaha Somalia iyo Somaliland Mr Ahmedou ...

Read More »

Daljire :Codka Noo Hura ( Cabdillahi Geeljire)

DALJIRE Daljire :Codka Noo Hura By A. Geeljire Dubbe iyo Doolaal duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha. Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka ...

Read More »