Blog Page

Taariikh Nolaleedkii Marxuumka Halyayga Ahaa EBBE Naxriistiisa Wanaagsan Janada Fardowsa Ha Ka Waraabiye Marxuum Yusuf Aw Maxamed Cali Xayd ( Yusuf Tuke )

Intay doonto ha qaadato, maalin baa iman doonta Somaaliland laga aqoonsado oo looga dabaal dego daafaha dunida oo dhan, waxaynu u baahanahy inaynu la nimaadno, dawlad wanaag, dimuqraadiyad, cadaalad, iyo adkaysi” Waa erayadii aan afkiisaa ka maqlo markii muuqiisa iigu dambeysay. Xildhibaan Yusuf Aw-Maxamed Cali-Xayd (Tuke) wuxu ahaa halgamaa, aqoonyahan iyo indheer garad bislaaday oo qaranka Somaliland aanu hilmaami doonin. ...

Read More »

Boga Tacsiyada Marxuum Yusuf Maxamed Cali ( Yusuf Tukeh )

Baroor Diiq Iyo Dhambaalo Tacsiiyadeed: Marxuum Yuusuf Tuke Oo Shil Baabuur Ku Geeriyooday November 11th, 2008 Xildhibaan Yuusuf Maxamed Cali (Tuke) Geesiga dhulkiisa guusha u horseeda geerida dishaay geedkaa ha ba;o. Marxuum Xildhibaan Yuusuf Maxamed Cali (Tuke) ayaa ku geeryoodey shil gaadhi oo galabta ka dhacay duleedka degmada War’idaad waxa halkan ku qoran tacsiyadu ay soo direen muwaadiniin ku kala ...

Read More »

Xildhibaan Yuusuf Maxamed Cali (Tuke)Madaxweyne Riyaale iyo Guddoomiyaha KULMIYE oo dhambaalo tacsi ah u diray geerida Xildhibaan Tuke iyo Aas Qaran oo berrito ka dhacaya Burco

Xildhibaan Yuusuf Maxamed Cali (Tuke) November 11th, 2008 Hargeysa (Somaliland.org) – Madaxweynaha Somaliland, mudane Daahir Riyaale Kaahin iyo Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa dhambaallo tacsi ah u diray qoyskii, qaraabadii iyo shacbiga Somaliland guud ahaan, iyaga oo ka tacsiyeeyey geerida ku timi Alle ha u naxariistee, Xildhibaan Yuusuf Maxamed Cali (Tuke) oo ka tirsanaa Golaha Wakiillada Somaliland. Marxuum ...

Read More »

Xildhibaan Yuusuf Maxamed Cali (Tuke) oo ku geeryoodey Shil gaadhi

November 11th, 2008 Xildhibaan Yuusuf Maxamed Cali (Tuke) Burco (Somaliland.org) – Xildhibaan Yuusuf Maxamed Cali (Tuke) oo ka tirsanaa golaha Wakiillada Somaliland ayaa ku geeryoodey shil gaadhi oo galabta ka dhacay duleedka degmada War’idaad oo ka tirsan gobolka cusub ee Saraar. Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya deegaankaas, Alle ha u naxariistee Xildhibaan Yuusuf Tuke waxa la qallibmey gaadhi noociisu ...

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Md Siilaanyo Oo Geerida Marxuum Xuseen Qawdhan Nuur Ka Tacsiyadayna

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Ahmed Mohamed Siilaanyo, isaga oo ku hadlaaya Magaciisa, kan Xubnaha Xisbiga iyo taageerayaasha, waxa uu Tacsi u dirayaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuun, XUSEEN QAWDHAN X. NUUR oo xalay 07.11.2008 ku geeriyooday Magaaladda Hargeysa. Guddoomiyuhu waxa uu ilaahay uga baryayaa, inuu janadii Fardawsa marxuunka ka waraabiyo, Samir iyo iimaana eheladiisa ka siiyo. Dhamaan jaaliyadaha ...

Read More »

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee KULMIYE oo qaddiyadda Somaliland gaadhsiiyey hogaamiyayaal ka socda 22 dal oo Yurub ah

November 5th, 2008 Cecilia-Malmstrom Swdish Minster For European Affairs and Dr Mohamed Abdillahi Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee KULMIYE, Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, oo dhawaan ka qaybgalay shirwayne caalami ah oo ay xisbiyada dimuqraadiga ah ee qaaradda Yurub ku yeesheen magaalada Stockholm ee dalka Sweden, ayaya u suuragashay inuu qaddiyada Somaliland gaadhsiiyo 22 dal oo ka soo qaybgalay shirwayaha, si gooni ...

Read More »