Blog Page

Axmed Siilaanyo Oo Xukuumada Ku Tilmaamay Mid Aan Xishoonayn

August 12th, 2008 Hargeysa(Geeska)- Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xukuumadda Somaliland ku tilmaamay mid aan xishoonayn, oo dalkeeda ku soo jeedinaysa indhaha quwad shisheeye, waxaanu ugu baaqay inay xishooto. Guddoomiye Axmed-Siilaanyo, oo shalay galab ka soo noqday madasha shirka Beelaha Habar-jeclo ee magaalada Gar-adag ee gobolka Sanaag, waxa sidaas ku sheegay waraysi khaas ah ...

Read More »

Dawalada Rayaale Oo Sharci Daro U Xidhay Gudoomiyihii Hore Ee Komishanka Qaranka.

Gudoomiye Ku Xigeenkii Hore ee Komishanka Doorashooyinka Oo Xabsiga Loo Taxaabay. Hargeysa(Golis)-Gudoomiye Ku Xigeenkii hore ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka, Xirsi Cali X. Xasan ayaa xabsiga loo taxaabay, kadib markii ay xalay ciidamada Boolisku ka qabteen Tuulada ina Af-madoobe oo 60KM dhinaca bari ka xigta Magaalada Burco. Taliyaha Qaybta booliska ee Gobolka Togdheer Axmed Maxamed Guutaale ayaa noo xaqiijiyey xadhiga masuulkan, ...

Read More »

Golaha Wakiillada oo Aqlabiyad ku Meelmariyey Go’aan Xaaraantinimaynaya Heshiiska Al-jabiri

Golaha Wakiillada oo Aqlabiyad ku Meelmariyey Go’aan Xaaraantinimaynaya Heshiiska Al-jabiri July 31st, 2008 ‘Hashiis kasta oo ka horimanaya Qodobka 11aad ee dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland waa waxba kama jiraan’ Go’aanka Golaha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa fadhigoodii shalay go’aan ka soo saaray muranka ganacsiga dhoofka xoolaha nool, kaas oo ay ku sheegeen in sida ku cad dastuurka dalka ganacisga xooluhu ku salaysan ...

Read More »

Dal jire By Cabdillahi

(A.Geeljire) Daljiir waa taxane aad u xiiso badan oo u qoro abwaan Cabdillahi Cisman (Geeljire) Akhristayaal badan oo xiiseeya taxanahan ayaa Mj Cabdillahi Geeljire ula baxay Cabdillahi ( Daljir ) macnaha wayn ee taxanayaasha Daljir ku fadhiyaan dartod. Kulmiye.org Keligaa Ma Aha Ee Aamus Adeer. By A. Geeljire Dubbe iyo Doolaal duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha. Waa laba aan ...

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Ahmed Mohamed Siilaanyo Oo Tacsi u Diraya Eheladii Suldaan Maxamed Cabdi Cali

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Ahmed Mohamed Siilaanyo Oo Tacsi u Diraya Eheladii Suldaan Maxamed Cabdi Cali July 28th, 2008 TACSI Geeri Naxdin Leh Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye  Md. Ahmed Mohamed Siilaanyo, isaga oo ku hadlaaya Magaciisa, kan Xubnaha Xisbiga iyo taageerayaasha, waxa uu Tacsi u dirayaa Qoyskii,Qaraabaddii,Ehelkii iyo dhamaan shacbiga Somaliland uu ka baxay Marxuun Suldaan Maxamed Cabdi Cali oo   xalay 26.07.2008 ...

Read More »

Xisbiga KULMIYE oo cambaareeyey kootada ganacsiga xoolaha loogu xidhay Al Jaabiri iyo xadhigga Guddoomiyaha Guddida Ganacsatada xoolaha

Xisbiga KULMIYE oo cambaareeyey kootada ganacsiga xoolaha loogu xidhay Al Jaabiri iyo xadhigga Guddoomiyaha Guddida Ganacsatada xoolaha July 23rd, 2008 Hargeysa (Somaliland.org) – Xisbiga ugu weyn mucaaridka Somaliland ee KULMIYE ayaa cambaareeyey xadhiga Guddoomiyaha Guddida Ganacsatada xoolaha iyo horjeedda heshiiska xukuumaddu ku kootaysay dhoofka xoolaha, kaas oo khilaaf xiisad kulul wata ka oogey dalka maalmahan. Waxana uu uga digey xukuumadda ...

Read More »

Tacsi Uu Dirayayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye

” INNA LILLAAH WA INNA ILAYHI RAAJUCUUN “ Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye md Axmed Maxamed Maxamud ‘Siilaanyo’ isaga oo ku hadlaya magaciisa ka golaha dhexe ee xisbia, magaca tageerayaasha xisbiga Kulmiye iyo ka qoyskisaba waxaa uu halkan ka tacsiyadaynayaa Xasan Axmed Geedi ( Xasan Humbus ) oo xaaskiisii Marxuumad Amran Haybe maanta oo bishu tahay July 23,2008 ay ku geeriyootay magaalada ...

Read More »

Haddii Al-jaabiri ganacsigii dalka oo dhan loo xidhay walaalkiina haloo yeedho oo Madaxweyne aynu ka dhigano”

Haddii Al-jaabiri ganacsigii dalka oo dhan loo xidhay walaalkiina haloo yeedho oo Madaxweyne aynu ka dhigano” Hargeysa (Jam)- Guddoomiyaha ururka SNM, ahna Madaxweyne-ku-xigeenkii ugu horreeyey ee Somaliland Muj. Xasan Ciise Jaamac ayaa ku tilmaamay mid lagu mijo xaabinayo gebi ahaanba ganacsatada waddaniga ah heshiiska cusub ee xukuumaddu ugu fasaxday ganacsadaha Carbeed ee Al-jaabiri inuu dalka keeno raashin quutal-daruuriga ah, isla ...

Read More »