Blog Page

Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici Iyo Guddoomiyaha xisbiga kulmiye Muuse Bixi Cabdi iyo wefdi la socday oo Borama si weyn loogu soo dhoweeyey

Borama-Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici Iyo Guddoomiyaha xisbiga kulmiye Muuse Bixi Cabdi Iyo wafti balaadhan oo ay hogaaminayeen oo isugu jira wasiiro, xildhibaano iyo waliba masuuliyiinta xisbiga Kulmiye ayaa hada gaadhay magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal. Waftidan ayaa waxa ay ujeedka socdaalkoodu ahaa sidii ay usoo indho indhayn lahaayeen degmooyinka hoos yimaada gobolka awdal ee ...

Read More »

Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland

Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta 09.02.2016 Xafiiskiisa ku qaabilay wefti culus oo ka koobnaa Safiirada Waddama Jam. Somaliland ka caawiya xagga Horumarka. Weftigaasi wuxuu ka koobnaa 11 xubnood waxana hoggaaminayey Safiirrada fadhigoodu yahay Nairobi ee u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya dalalka Denmark (Ms. Mette Knudsen), Holland (Mr. Frans Makken), Norway (Mr. Victor Conrad Ronneberg) iyo Madaxa Hay’adda ...

Read More »

HAMBALYO, HAMBALYO, IYO BOGAADIN REER GABILEY

HAMBALYO, HAMBALYO, IYO BOGAADIN REER GABILEY Anigoo ah xoghayaha guud ee xusbiga Kulmiye laantiisa Sweden, waxaan anigoo ku hadlaaya magacayga, ka hogaanka Kulmiye Sweden, xubnaha iyo taageerayaasha bahweynta reer Kulmiye sweden, halkan hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobikarin uga soo diryaa dhamaan shacabka iyo madaxda gobolka Gabiley, sidii maamuska iyo sharafta lahayd ee ay u soo dhaweeyeen, Musharaxa xusbiga ...

Read More »

MUSHARAXA MADAXWEYNE EE XISBIGA KULMIYE OO CASUUMAD LOOGU SAMEEYEY GABILEY IYO NUXURKA KULANKI DHEX MARAY MADAX DHAQAMEEDKA IYO ODOYAASHA Gabiley:-Guddoomiyaha, murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa casuumad ballaadhan loogu sameeyey magaalada Gabiley ee Gobolka Gabiley maanta, halkaas oo uu markii dambena kulamo kula yeeshay qaybaha bulshada ku dhaqan.

Read More »