Blog Page

Col Cabdillahi Jaamac Galaal Wuxuu ahaa Saraakiishii Xukunkii Siyaad Bare Dilka Ku Xukumay Ee Ku Xidhnaa Jeelkii Godka NSS ta Ee Muqdisho Madaxna Ay Ka Ahaayeen Col Cirday Iyo Cabdillahi Cirro

“Aniga Oo Ka Mid Ahaa Saraakishi Dilka Lagu Xukumay Kuna Jjiray Godkii Uu Madaxda Ka Ahaa Cabdilaahi Cirro….” Warsaxaafadeed Col Cabdilaahi Jaamac Galaal April 15th, 2008 [News] | Kornayl Cabdilaahi Jaamc Galaal: Warsaxaafadeed: London 14/04/2008 – Aniga oo ah Kornayl Cabdilaahi. Jaamac Galaal kana mid ahaa saraakiishii xaqdarada loogu xukumay dilka kuna jiray xaruntii ciqaabta Nabad Sugida ee Godka ee ...

Read More »

Press Release:Expatriate Community of Somaliland Statement

Press Release:Expatriate Community of Somaliland Statement April 14th, 2008 [Press Release] | Press Release Expatriate Community of Somaliland Statement April 12, 2008 Over the years the Somaliland expatriate community has been instrumental in supporting initiatives on towards democratization, self-determination and recovery undertaken by the fledgling state for the past 17 years. In the past, this has manifested itself in a ...

Read More »

Axmed-Siilaanyo iyo Faysal Cali-waraabe oo ku Hanjabay in aanay Rayaale Kaga Habrin Doonin Xabbad iyo Xabsi Toona

Axmed-Siilaanyo iyo Faysal Cali-waraabe oo ku Hanjabay in aanay Rayaale Kaga Habrin Doonin Xabbad iyo Xabsi Toona April 14th, 2008 [News] | “Rayaalow xabsi baad sheegaysaa haddaad xabbad la dhacdo raggan horaad isu soo marteen oo rag xabbad iyo xabsi kaaga gabanaaya maaha ee wax alla waxaad la hadhaa yey jirine soo daa”Axmed-Siilaanyo “Madaxa isuma kaayo xidhi kartid, Maxamed Siyaad ...

Read More »

Jaaliyada Reer Somaliland Ee Liverpool Oo Baaq Ka Soo Saaray Mudo Kordhinta Guurtidu Hadyada U Siisay Daahir Rayaale Kaahin

Waxaanu si cad u cambaraynaa xadhiga Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Hargeysa, Mudane Axmed Cumar Cabdillaahi “Xamarji” iyo ugaadhsiga Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed. Waxaanu u aragnaa in ay tahay mid an xaq ahayn, waana qalad in cabiraada ra’yigooda iyo run ka sheegida taariikhda dhabta ah ee ummada iyo shakhsiyaadka hoggaanka dalka haya in lagu ugaadhsado. Waxaanuna leehanay taariikhdu maaha wax duugowda, ...

Read More »

Ciidamo Milateri Ah Oo Laga Keenay Awdal Oo Xalay La Soo Dhoobay Xaafadaha iyo Jidadka Magaalada Hargeysa

Ciidamo Milateri Ah Oo Laga Keenay Awdal Oo Xalay La Soo Dhoobay Xaafadaha iyo Jidadka Magaalada Hargeysa April 14th, 2008 [News] | Hargeysa, April 13, 2008 (Haatuf) – Ciidamo Milateri ah oo u badan ciidamo labadii maalmood ee u dambeeyay laga soo daadguraynayay degaano ka tirsan gobolka Awdal, ayaa xalay la soo dhoobay jidadka gudaha xaafadaha magaalada iyo jidadka waaweyn ...

Read More »

Is There A Similarity Between Dahir Riyale and Mugabe?

OPINION Is There A Similarity Between Dahir Riyale and Mugabe? April 14th, 2008 [Opinion] | Nearly all African societies suffer from not only ineffective governments but Presidents who refuse to leave office who throw their countries into civil war and almost always destroy their societies. Somaliland stood out as a society that has deviated from the known path until now. ...

Read More »

“Cabdilaahi Cirro Waa Kuma?…Waa Isaaqii Dhediga Ahaa Ee Isaaqa Xiniinyaha Ka Garaaci Jiray” Afhayeenka Xisbiga KULMIYE.

(Afhayeenka Xisbiga KULMIYE Muj. Maxamed Kaahin Axmed ) Hadhwanaag 2008-04-12 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):- Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE Muj. Maxamed Kaahin Axmed ayaa sheegay inay Madaxweyne Rayaale iyo Wasiirkiisa daakhiligu [Cabdilaahi Cirro] ay weli u haystaan inuu socdo dagaalkii u dhaxeeyey faqashtii iyo jabhadii SNM, taasina ay tahay waxay KULMIYE u leeyihiin qarax buu ka danbeeyey, Sida waxay uu ka ...

Read More »

“The delegation faced with worry and disappointment leaving the country in a hurry in order to confer with their respective governments also urged the people of Somaliland to stay calm and all the parties concerned to maintain the peace” Mr. Hands EU delegation representing donor countries

April 13th, 2008 [News] | An EU delegation representing donor countries that helps Somaliland complete its democratic journey which have visited Somaliland to participate in a ceremony on the signing of an agreement between the National Election Commission and the three political parties in which they agreed on the dates of the voter registration and consecutive elections has expressed disappointment ...

Read More »