Blog Page

Xisbiga KULMIYE oo Cayimay Shirweynaha Golaha dhexe

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)- Xisbul-xaakimka KULMIYE, , ayaa ku dhawaaqay Maalinta shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga oo ah, 14-ka bishan April, baaqna u diray dhammaan xubnaha Golaha dhexe inay yimaadeen Xarunta ka hor shirka Golaha Dhexe. Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, Guddoomiyaha Golaha dhexe Jaamaca Shabeel, Xogahaya Xasan Siciid Yuusuf, Xildhibaan Siciid Cilmi iyo masuulliyiin kale oo saaka shir jaraa’id ku ...

Read More »

Somaliland oo Qaabbishay Kooxdii ugu horreysay ee Budhcad-badeed

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)- Xukuumadda Somaliland, ayaa maanta qaabbishay Kooxdii ugu horreysey ee Budhcad-badeed ah ee lagu xukumo dalka Seychelles, kuwaasoo saaka lagu soo wareejiyey Somaliland, ka dib markii diyaarad ka soo qaadday dalka Seychelles ay maanta soo gaadhsiisay garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa.

Read More »

Wefdiga KULMIYE Oo Lagu Soo Dhoweeyay Xarunta Dalka China +Sawirro

17,Dec,2011Beijing () Wefdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Xukuumadda Somaliland ee KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi oo socdaal booqasho todobaadyo ah ugu baxaya shalay Jimcihii 16 Dec, 2011, dalka china ayaa maanta ka degey xarunta Caasimada dalkaa ee Beijing. sidaana waxa lagu sheegay qoraal kooban oo kasoo baxay xafiiska Xisbiga Kulmiye qaybtiisa waxrbaahinta ee Magaalada Hargeysa.

Read More »