Blog Page

Madaxweyne Siilaanyo oo dhaqan geliyay xeerka furashada ururada siyaasada

Hargeysa (KULMIYE.ORG)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta si rasmi ah u dhaqan geliyay xeerka nidaamka ururada iyo Axsaabta siyaasada Somaliland ka dib markii dhawaan labada Aqal ee Baarlamaanka Wakiilada iyo Guurtidu uu midba dhinaciisa cod aqlabiyad ah ugu meel mariyay xeerkan oo dad badani danaynayaan.

Read More »

Dr. Gaboose Oo Ku Dhawaaqay Inuu Iska Casilay Xilkii Wasiirnimmo Iyo Dareenka Ku Xeeran

Hargeysa (ANN) Dr. Maxamed Cabdi Gaboose Wasiirka Arrimaha Gudaha Ee Xukuumada Siilaanyo ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu ka hayay xukuumadda Somaliland. Dr. Gaboose ayaa sidaa ka sheegay shir jar’aaid oo uu qabtay magaalada Hargeysa. Wasiirku isagoo sharaxayaa sababta uu isku casilay waxa uu sheegay inuu doonayo inuu ka qayb galo tartanka siyaasadeed ee ururada la furay. isagoo ...

Read More »

Xoghayaha Guud ee KULMIYE oo Sheegay in khaladaadka xukuumaddu gasho saamayn doonaan codadka xisbigu rabo

Hargeysa (Jam/KULMIYE,ORG)- “Wallaahi xisbiga KULMIYE wuu dhisan yahay oo ku guulaysan karaa doorashooyinka golayaasha degaanka. Waa xisbi qaran, waa xisbul-xaakimkii, waa xisbigii doorashooyinkii degaanka iyo baarlamanka door weyn ka ciyaaray, doorashadii u dambaysay ee madaxtooyadana ku guulaystay, awooddiisii xisbinimo iyo taageeradiisii shacabna wuu haystaa.” Sidaa waxa yidhi Xoghayaha Guud ee xisbiga KULMIYE Md. Xasan Siciid Yuusuf oo Axaddii Jamhuuriya siiyey ...

Read More »