Blog Page

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Magacaabay Xoogyaha Guud

Hargeysa (KULMIYE.ORG) Guddoomiyaha xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta wareegto uu soo saaray Tifaftire Sare Xasan Siciid Yuusuf Ugu magacaabay in uu noqdo xoghayaha guud ee ku meel gaadhka ah ee xisbigaas, ka dib markii uu dhawaan geeriyooday alle ha u naxariistee Xoghayihii guud ee xisbigaas Marxuum Keyse Xasan Cige. Mujaahid Muuse Biixi ayaa ...

Read More »

Xoghayihii Guud Ee Xisbiga KULMIYE oo si heer qaran ah loogu Aasay Hargeysa

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo uu weheliyay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qeyb galay aaska ILAAHAY ha u naxariistee Xoghayihii guud ee xisbiga tallada haya ee KULMIYE Marxuum- Keyse Xasan Cigge,oo si heer qaran ah loogu aasay xabaalaha Naaso-hablood ee magaalada Hargeysa ka dib markii uu Axaddii todobaadkan ...

Read More »

Xoghayihii Xisbiga Kulmiye Oo Geeriyooday

Djibouti(KULMIYE.ORG) Alla haw naxariistee X oghayihii Xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Marxuum Keyse Xasana Cigge ayaa ku geeriyooday dalka Djibouti . markii Cusbutaal loola cararay, isagoo xaaladiisa caafimaad liidato maalmihii lasoo dhaafay, balse uu maanta ku geeriyooday halkaa. Sida ay shebekada wararka u xaqiijiyeen

Read More »