Blog Page

Boorame-(KULMIYE.ORG)-Xisbiga Kulmiye ayaa shalay xaflad ku qabtay magaalada Boorama taasoo ay kusoo dhaweynayeen Wasiir ku xigeenkii deegaanka & horumarka reer miyiga Somaliland Mudane Saciid Maxamed Bile oo kusoo biiray xisbiga Kulmiye iskana casilay xilkii uu ka hayay xukuumada Rayaale.

Read More »

Duufaan Ku Qaadiyo Waa Sahal Dabayshiye Ayaanu Daadku Kula Tagin

Dhibaatada iyo warwarka haysta Jamac Cali Ducaaleh oo  ah wasiirka ugu musuqmaasaqa badan xukuumadda Riyaale  ayaa bilaabay maalmahan dambe inuu soo jeediyo hanjabado is dabajoog ah  caddeeyayna in xukuumadda Riyaale aanay u hugaansami doonin natiijada ka soo baxda doorashada haddii xisbiga Kulmiye ku  guulaysto doorashadan soo socota. Cawil Cali Ducaale ayaa ku hanjabay in uu diyaarsaday sida uu natiijada guusha ...

Read More »