Blog Page

Isu soo Bixii KULMIYE iyo soo Dhaweyntii Cajiibka ahayd ee Daaro-salaam, Geed-deeble iyo Biyo-shiinaha

Muj Axmed Muxumad Madar Hargeysa (Jam/KULMIYE.ORG)- Wefti balaadhan oo ay hoggaaminaayeen masuuliyiin sare oo ka tirsan xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE, ayaa shalay oo ku beegnayd maalintii afraad ee loo qoondeeyey ololaha doorashada xisbiga KULMIYE, waxa si cajiib ah loogu soo dhaweeyey deegaannada ay ka mid yihiin Daaro-salaam, Geed-deeble, biyo-shiinaha iyo Agabar oo ka tirsan gobolada Hargeysa iyo Gabiley.

Read More »