Articles

UGU DANBAYN MUSHARAXA AAN DHISI DOONAA WAA MUUSE BIIXI CADBI IDINKA ALLE – Maqaal

Harg. 23/05/2017 – Aduunka maanta aynu korkiisa ku noolnahay dadku waxay doogsadaan markuu dalkoodu horumar gaadho, In dal horumar gaadhaana waxay ka soo burqadaa maskax hogaamiye hiraal fog leh oo dadkiisa u sawira sanado barwaaqo ka dibna ku shaqeeya siduu suuradaa suuralgalnimo ugu badali lahaa saboolnimada iyo saxariirkana badhaadhe iyo barwaaqo ugu badali lahaa. Somaliland saddex marxaladood ayey soo martay ...

Read More »

XORRIYO NIN GAYAA HA GUURSADO – Maqaal!

Gumaysigu hashuu naga dhaceen,gurayey raadkeeda Gu'yaal iyo gu'yaal badan,gama,a noo diiddey Goobtey istaagtaba hashaan,joogey garabkeedda Guuraa habeennimo hashaan,gebi walbaw jiidhnay Waxaan soo guclaynaba hashaan,rag isku soo gaadhney  Hashii geeddankeedii rag badan,goodku ku casheeyey Hashay labada gaalee is barkani,geydh u diriraysey Gacmaa lagu muquunshaye xornimo,noo umay garane Gare iyo guntane maalintay,gees isugu booddey Allaa noo gargaaraye markuu,shicib guulaystey Geerarradeedii hashaan,anigu googgooyey ...

Read More »