Codka Muwaadinka

Our own three wise men

Our three wise men! Warning: this is not about Christianity or the Christ and no attempt of converting you is hidden here. The three wise men is a biblical story about 3 Kings (Magi) from the East who are said to have visited Jesus (Nabi Ciise) after his birth. My story, although it borrows analogy from this old Christian

Read More »

Political wars of attrition, By Ahmed Haji Noor

Political wars of attrition Rayaale has so far been winning the battle of political attrition in Somaliland Actually, Somaliland’s battle of political attrition does not fit with the classical definition of attrition tactics which assumes the existence of two, more or less, equal parts in a conflict. In the case of Somaliland politics, attrition tactics remain to be the prime ...

Read More »

Mahadnaq Mudane CabdiCasiis Samaale “Aduunyada Weli Rag Baa Nool”

Umada xalaasha ah ee reer Somaliland meel kasta oo ay joogto waan salaamayaa. Waxaan Illaaahay inooga baryayaa in uu inaga badbaadiyo mowjadaha cakiran ee ka jira dalkii hooyo wakhtigan xaadirka ah. Waxaanan Illaahay inooga baryayaa in uu caqligii saliimka ahaa ee Somaliland halkaa ku soo gaadhay in aanu inaga gudhin ama inaga dhamaan. Waxa maanta cadaatey in ay weli

Read More »

Khamiista : Halkudhigeenu waa RAYAALOOW MAYA !

Madaxaweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa u muuqda inuu  maalinba maalinta ka danbyasa uu la soo baxayao dabeecado layaab leh sida Afbuurid, Isla Weyni, Kali Talisnimo iyo ku tamasho Sharci oo aan hore looga baran dhaqanka iyo hab siyaasadeedkii ladifnaa ee ay Umadda reer Somaliland ku soo caano maashay tan iyo markii afka ciida loo daray

Read More »

DALJIRE: Guurti Baa Dhex Ah?…Hayga Qoslin

DALJIRE: Guurti Baa Dhex Ah?…Hayga Qoslin By A. Geeljire 10/08/09 Dubbe iyo Doolaal  duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha.  Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan ...

Read More »

Kulmiye Ma Heli Doonaa Masuul Kale Oo U Buuxiya Meeshii Uu Banneeyey Maruxum Cali Maarshaal?

Weriyaha Haatuf Ee Boorama Maxamed C. Sheekh Dadweynaha Somaliland qaybihiisa kale duwan ayaa sanadahan dambe waxa mashquuliyey arrimaha siyaasadeed ee dalka, isla markaana  qaar badan illawsiiyey  dedaalkii  ifka iyo aakhiradaba lagu xusuusan lahaa in qof kastaa maalin uun ka tegi doono adduunyadan safarka  lagu joogo.Waxaynu inta badan geerida ku baraarugnaa marka qof aan aad u jecellahay ama aan qadarino wakhtigiisu ...

Read More »

Gabay baroordiiqayo Ah Oo Marxuum Cali Xaaji Muxumed Guuleed(By Mubarak qoorubaxay)

Hadii mawdku ruux daynayoo dunidu waarayso ambiyadii ayaan laga dileen laysu soo diraye In dadoow la wada mootan yahay waa daliil dhaba’e hadbase taw danbaysaa Nafluhu dib u xasuustaayeHadii maanta duug lagu hubsaday Dirici Maarshaalbahalyey diran dulqaad iyo wanaag daacadnimo sheegtay dun wanaag daryeelkiyo xaquu abid la duubnaado salaadaan daayicin waqii duug intuu jiraye allaylehe nin damaluu ahaa  Daacada ilaahe,

Read More »

(Gabay Baroordiiq Ah )Geerida Cali-maarshaal bay galabtaa naadsheene

Geerida Cali-maarshaal bay galabtaa naadsheene Gaadhi qallibmey bay sheegayeen gama’ la’aantayda Gashaan iyo xijaabuu ahaa geesigaa tegeye’ Gacal iyo sokeeyuu ahaa aan gujo aqoone Goobaha la joogona wuxu ahaa dooda gabankeede Geed buu ahaa hadhloo sharafi goobtaaye Garyaqaan hadlabuu ahaa gole lasoo buuxshey

Read More »