Codka Muwaadinka

Maansadan gaaban waxa la yidhaahaa dagaalkaa ha la joojo

Maansadan gaaban waxa la yidhaahaa dagaalkaa ha la joojo ,waxay ka hadlaysaa dhibaatada colaadu leedahay iyo inay mujtamaca u geysato dhibaato dhinac kasta ka saamaysa sidaa aawadeed ay wanaagsan tahay in la joojiyo dagaalka iyo colaada dhexmaraysa dadka isku midka ah ee ood iyo ab wadaaga ah waxaa tiriyey Mubarak Mohamed Nur  “qoorubaxay”   Halkan ka dhegayso Inkastoo la daboolo Af nool baan hadal deyne Mayd waxaa ...

Read More »

Bogga Ducada Iyo Salaamaha Ku Socota Gudoomiye Axmed Siilaanyo

DUCO IYO SALAAN Mujaahid Axmed Maxamed Maxamuud (Siillanyo) , oo  misigta u dhac ay , ka dib markuu  ku turun turrooday Jaranjarta  barandaha Gurigi isa. Anigoo Ku hadlaya Magacayga,Maxamed Cali Muse, ka dhammaan sh aqaalaha Bahda Longlivesomalailand News Media, oo ku kala sugan  dunida dacaladeeda,waxaanu dhammaantayo duco iyo salaanba u gu dbinaynaa, Mujaahid Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).

Read More »

Doorashado Dib Ayaay u Dhaceysaa Haddan…

Doorashado Dib Ayaay u Dhaceysaa Haddan… Fadhi iyo fuud yicibeed la isku waa.  Doorasha la qabanayaa bisha September 27, 2009 ilaa maantana oo bisha July tahey 27, 2009 kharashkii lagu qaban lahaa lama hayo waa dhalanteed waxaana berri ka maalin lagu waa

Read More »

Faalada Dhacdooyinka Taagaan

Jamhuuriyada Somaliand waxay halkan ku soo gaadhay nabad, walaaltinimo iyo isu tanaasul dhinac kastaa dhinaca kale ugu tanaasuli jiray nabada iyo jiritaanka qaranimada darteed oo ah danta guud ee qaranimo. 

Read More »

“Qabashada Sharciga Baalmarsan ee weriyeyaasha Idaacadda Madaxa Banaan Ee Radio Horyaal”

Maxamed Mire Sayid l Sida ay ku caan baxday, xakuumadda Rayaale ee sharci darrada iyo xukun maroorsiga ku fadhiga ayey caado u tahay caga juglaynta iyo cabudhinta shacbiga Somaliland. Xukuumadda Somaliland ayaa u tamar badan xasarad abuurka iyo ku tacadiga ummaddii u dooratay in                                       Axmed Saleeban Dhuxul Qabashada sharciga baalmarsan ee weriyeyaasha Idaacadda madaxa banaan ee Radio Horyaal User Rating: ...

Read More »

Maxaa Doorashadan Hor Taagan? By:-Cali Guuleed (Cali Maarshaal)

Cali Guuleed (Cali Maarshaal) “Riyaale Somaliland Waxa Uu Ku Wadaa Halka Xamar Maanta Taagan Tahey” Weli miyaad maqasheen Riyaale oo leh intaas oo doorasho ayuu CADAMI inaga saaray?  Jawaabtu waa MAYA. Waxase aad had iyo jeer maqashaan Riyaale oo ku manna sheeganaaya intaasi oo doorasho ayaan qabtay! Inta doorasho ee uu ku fashilmay inuu qabto weli miyuu sheegay. Jawaabtu waa ...

Read More »

DALJIRE Gobolkee Dul Badan ? q.2aad

By A. Geeljire Dubbe iyo Doolaal  duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha.  Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal

Read More »