NEWS

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE : Tacsi Tiiraanyo leh

Guddoomiyaha xisbiga tallada haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, isaga oo ku hadlaya magaca xisbiga iyo guud ahaan taageerayaasha KULMIYE, waxa uu tacsi tiiraanto leh u dirayaan qoyasaska iyo qaraabada ay ka geeriyooday 12 kii qof ee dumarka u badnaa ee ku naf waayey labadii baabuur ee daadku ku qaaday dooxa Agabar. Waxaannu Guddoomiyuhu marxuumiintaas oo dhan Illaahay uga ...

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo magacaabay xilal cusub

Hargeysa- (KULMIYE.ORG) – Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa dib u magacaabay saddex xil oo ka mid ah dhismaha Gobolka Hargeysa ee xisbiga Kulmiye. War-saxaafadeed uu Guddoomiyuhu ku magacaabay xilalkaas, ayaa u qornaa sidan:-

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi Oo Bogaadin u diray ardayda dhammaystay waxbarashada dugsiyada

Hargeysa- (KULMIYE.ORG) Guddoomiyaha xisbiga talada haye ee KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray ardayda dhammaystay waxbarashada dugsiyada sare iyo kuwa dhexe ee dalka Somaliland ee ku guulaystay imtixaanka shahaadiga sannad-dugsiyeedka 2010/2011, iyada oo Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ay natiijada imtixaankaas si rasmi ah ugu dhawaaqday maalintii Isniinta ee taariikhdu ahayd 12 August 2011.

Read More »

Guddoomiyaha KULMIYE Oo dacwad ka gudbiyay Cabdikariin Xinid

Hargeysa(KULMIYE.ORG) Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa la sheegay shalay inuu Qoraal Digniin ah oo uu kaga codsanayo inaanay shaqaalaha Dawladdu soo faragalin arrimaha Xisbiyadda u diray Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo.

Read More »

Gudoomiye Xigeenka KULMIYE Oo Si Kulul U Dhaliilay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa(KULMIYE.ORG)Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbul xaakimka talada dalka haya ee KULMIYE C/raxmaan C/qaadir, ayaa dhaliil adag u soo jeediyey xukuumada Madaxweyne Siilaanyo, wuxuuna sheegay inuu ka jiro xulufaysi oo aanay isla haysan, isagoo dhinaca kalena ku tilmaamay mid ay ka muuqato habacsanaan iyo kala daadsanaan,

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), ayaa maanta u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland inuu noqdo Xildhibaan Maxamed Nuur Carraalle (Duur) oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiillada Somaliland ee ka soo baxay gobolka Saaxil, ka dib markii uu jagadaa iska casilay Dr. Maxamed Cabdi Gabboose.

Read More »

Guddoomiyaha KULMIYE oo ka hadlay xidhiidhka ka dhexeeya Warancadde iyo arrimo kale

Hargeysa (KULMIUE.ORG)- Guddoomiya xisbiga Taladda Haya ee Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi Ayaa maanta markii ugu horeysay faahfaahin ka bixiyay kulamo maalmihii ugu dambeeyay ay magaaladda Hargeysa ku yeesheen isaga iyo Guddoomiyaha siyaasadda, ahna wasiirkii hore ee Duulista Cali Maxamed Warancade.

Read More »