NEWS

Xoghayihii Guud Ee Xisbiga KULMIYE oo si heer qaran ah loogu Aasay Hargeysa

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo uu weheliyay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qeyb galay aaska ILAAHAY ha u naxariistee Xoghayihii guud ee xisbiga tallada haya ee KULMIYE Marxuum- Keyse Xasan Cigge,oo si heer qaran ah loogu aasay xabaalaha Naaso-hablood ee magaalada Hargeysa ka dib markii uu Axaddii todobaadkan ...

Read More »

Xoghayihii Xisbiga Kulmiye Oo Geeriyooday

Djibouti(KULMIYE.ORG) Alla haw naxariistee X oghayihii Xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Marxuum Keyse Xasana Cigge ayaa ku geeriyooday dalka Djibouti . markii Cusbutaal loola cararay, isagoo xaaladiisa caafimaad liidato maalmihii lasoo dhaafay, balse uu maanta ku geeriyooday halkaa. Sida ay shebekada wararka u xaqiijiyeen

Read More »

Guddoomiye ku Xigeenka KULMIYE OoKa Hadlay In Lagu Badalayo Dr Gaboose

Hargeisa (KULMIYE.ORG) May 2,2011 – Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga tallada dalka haya KULMIYE Md Cabdiraxmaan Cabdiqaadir ayaa ka hadlay in isku shaandhayn la filayo in Madaxwayne Axmed Maxamed Siilaanyo ku sameeyo golihiisa wasiiradda isaga lagu bedalo wasiirka arimaha gudaha ee hadda Dr Maxamed Cabdi Gaboose.

Read More »