NEWS

Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awdal oo Salaadiinta Ugu Baaqay In Aanay Farogelin Shaqada Madaxweynaha

Hargeysa (Jam/KULMIYE.ORG)-Suldaanka guud ee beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cabdiraxmaan, ayaa Salaadiinta iyo Madaxdhaqameedka Gobolka Awdal, ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadalo ka soo yeedhay salaadiinta Gobolka Awdal oo tabashooyin ka tirsanayana xukuumadda, isaga oo ugu baaqay in aanay madaxweynaha ku farogelin shaqada uu hayo dadweynaha codkooda ku doortay.

Read More »