NEWS

Xoghayaha KULMIYE oo ka Hadlay Eedaymo Jamaal Cali Xuseen u Jeediyey Xisbiga iyo doodaha Kooxda Dibad-wareega ah

Hargeysa (Warbaahinta KULMIYE)- Xoghaha Guud ee xisbiga KULMIYE Xasan Siciid Yuusuf, ayaa ka hadlay eedaymo uu murrashaxa madaxweynaha UCID Jamaal Cali Xuseen ku sheegay in xisbal-xaakimka dalku uu burburinayo xisbigooda UCID. Xoghaye Xasan Siciid oo telefishanka madaxbannaan ee Bulsho la hadlay, waxa uu meesha ka saaray in xisbigooda KULMIYE wax farogelin ah ku leeyahay xisbiyada kale, gaar ahaan UCID, isagoo ...

Read More »

Guddoomiyaha KULMIYE oo ku Baaqay in Gurmad laga Galo Abaarta Halista ah ee ka Taagan Dalka

Hargeysa (KULMIYE)- Guddoomiyaha, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbal-xaakimka haya talada Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku baaqay in gurmad degdeg ah laga galo abaarta adag ee ka jirta degaamo badan oo ka mid ah dalka. Md. Muuse Biixi waxa uu ku tilmaamay abaarta waqtigan ka jirta Somaliland tii ugu xumayd ee soo marta dalka marka dib loo eego taariikhda, ...

Read More »

“KULMIYE Dabasocod ma Noqdo oo sida Xisbiyada Qaar kolba Tallaab Xisbi kale Qaaday ma Dabagalo”

Hargeysa (KULMIYE)- Masuuliyiin ka tirsan laanta magaalada Stockholm ee dalka Sweden uu ku leeyahay xisbal-xaakimka Somaliland, ayaa lagu soo dhaweeyey caasimadda Hargeysa. Wasiirro, agaasimayaal iyo masuuliyiin ka mid ah xisbal-xaakimka oo uu ka mid yahay Wasiirka Wasaaradda Warshadaha Md. Shucayb Maxamed Muuse, ayaa madaarka diyaaradaha ee Cigal ku qaabilay Guddoomiyaha Laanta Stockholm ee xisbiga KULMIYE Maxamuud Ibraahim Muxumed iyo Xoghayaha ...

Read More »

“Muuse Biixi wuu u qalmaa inuu noqdo Madaxweynaha Somaliland oo waan ku hambalyeynayaa” Suldaan Maxamed Sul. Cabdiqaadir

Suldaan Maxamed Sul. Cabdiqaadir

Hargeysa (KULMIYE)- Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Sul. Cabdiqaadir, ayaa ku hambalyeeyey Guddoomiyaha, ahna murrashaxa madaxweyne ee xisbiga KULMIYE in loo doorto Madaxweynaha Somaliland. Suldaan Maxamed Sul. Cabdiqaadir oo ka mid ahaa dad ku soo dhaweeyey Hargeysa wefti Guddoomiyaha KULMIYE hoggaaminayey oo socdaal ku soo maray Gobolka Togdheer, waxa uu sheegay in Muuse Biixi u qalmo madaxweynenimo, isagoo ku ...

Read More »

Soo Dhawayn Taxnayd Sheekh ilaa Hargeysa oo Lagu Qaabilay Weftigii Guddoomiyaha KULMIYE ee ku soo Laabtay Caasimadda

Hargeysa (KULMIYE)- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbigaasi Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayey oo booqasho ku joogay Gobolka Togdheer muddo ku dhaw toddobaad, ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Hargeysa galabta, isagoo dadweynaha kala kulmay soo dhawayn taxnayd inta u dhaxaysa degmada Sheekh ee Gobolka Saaxil ilaa caasimadda dalka. Weftiga Guddoomiye Muuse Biixi oo ay ...

Read More »

Guddoomiyaha KULMIYE oo Kormeeray Habsami-u-socodka Hawsha Diiwaangelinta Codbixiyaasha ee ka Bilaabantay Gobolka Togdheer

Weftiga Guddoomiyaha oo ka qaybgalay shaacinta bilowga rasmiga ah ee Diiwaangelinta Gobolka Togdheer Burco (KULMIYE)- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada madaxweynaha ee xisbigaasi Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeeray habsami-u-socodka hawlaha diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinka Somaliland ee sida rasmiga ah uga bilaabantay Gobolka Togdheer saaka. Guddoomiye Muuse Biixi oo isaga wefti uu hoggaaminayo oo ka kooban xisbiga KULMIYE iyo xukuumadda oo ...

Read More »

Guddoomiyaha KULMIYE oo Khudbad Taabanaysa Qiimaha Diiwaangelinta iyo Aragtida Xisbigu ka Qabo Jeediyey

muuse biixi

Burco (KULMIYE)- Guddoomiyaha, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad qiimo badan oo ka hadlaysa faa’iidada diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinka dalka iyo aragtida xisbigu ka qabo hirgelinteeda ka jeedieyey xafladdii ku dhawaaqista bilowga bixinta kaadhka codaynta ee magaalada Burco. Haddaba, khudbadda Guddoomiye Muuse ka jeediyey xafladdaasi, waxay u dhignayd sidan; “Annagu KULMIYE ahaan ...

Read More »

Qaabilaaddii Quruxda Badnayd iyo Qadadii Reer Qoryaale ee Weftiga KULMIYE

Mowqifka siyaasadeed iyo ballanqaadka shacabka deegaanka + xiisaha iyo xamaasadda loo muujiyey murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Muuse Biixi Qoryaale (KULMIYE)- Dadweynaha ku dhaqan degmada Qoraale ee Gobolka Togdheer, ayaa si ballaadhan u qaabilay wefti culus oo ka kooban hoggaanka KULMIYE iyo wasiirro xukuumadda ka tirsan oo uu hoggaamiyo Guddoomiyaha iyo murrashaxa xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi oo booqasho qayb ...

Read More »