NEWS

Xisbiga Kulmiye Oo Munaasibad Mahad Naq Ah U Qabtey Xubnihii Ugu Firfircoona Ololahii

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Munaasibad loogu mahadnaqaayey dhamaan xubnihii ugu firfircoonaa wakhtigii ololaha doorashada madaxtoooyada ee kulmiye ku guuleystye ayaa lagu qabtey hotelka Imperiyal Ee Magaalada Hargeysa . Munaasibadani oo ay aheyd mahadnaq dhamaan gudidii ololaha degmooyinka gobolka maroodijeex ayaa waxaa kazoo qayb galley Madaxweyne kuxigeenka ladoortey Ee Somaliland Mudane C/raxmaan C/laahi Shire {Saylici}.gudoomiyaha ololaha xisbiga kulmiye ee gobolka maroodijeex Xildhibaan Axmed Maxmaed Diiriye ...

Read More »

Kooxo Hubaysan oo Magaalada Berbera ku Weeraray Xoghayaha Golaha Dhexe ee Xisbiga KULMIYE

Berbera,(KULMIYE.ORG/Berberanews)-Saddex nin oo ku hubaysan budhadh iyo tooriyo, ayaa magaalada Berbera ku soo weeraray Xoghayaha Golaha Dhexe ee Xisbiga KULMIYE Mustafe Maxamed Yoonis (Waxdad). Abaaro shantii iyo badhkii galabnimmo ee maanta, ayaa saddexdan nin soo weerareen Xoghayaha oo hor fadhiya meherad kaalin shidaal ah oo uu ku leeyahay Berbera uu ku warhelay saddexda nin oo buburiyay, dhulkana dhigay badi muraayadihii ...

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Dhigoosa Yuganda ka Tacsiyeeyey Falalkii Argagixiso ee Kampala

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-War-saxaafadeed:Waxaan aad uga xumaaday falalkii argagixiso ee ka dhacay caasimada dalka Ugaandha ee Kampala kuwaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac labadaba. Waxaan anigoo ku hadlaya magacayga iyo kan shacabka Somalilanba u dirayaa tacsi eheladii, qaraabadii iyo dhammaan shacabka reer Ugaandha geerida naxdinta leh ee ku timid shacabkooda. Waxaan cambaareynayaa dadkii ka dambeeyey falal dambiyeedkani; waxaanan ku talinayaa in dadkii ku kacay ...

Read More »

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Faahfaahin ka Bixiyey siyaadadda xukuumadda ee arrimaha horumarinta dhaqaalaha

Hargeysa (Reuters)- Madaxweynaha cusub ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa tan iyo markii uu ku guulaystay doorashadii Madaxtooyada ee dalka ka dhacday 26-kii June markii u horreysay tafaasiil ka bixiyey aragtida maamulkiisa cusub ee ku wajahan ka midho-dhalinta himilooyinka siyaasadda arrimaha dibadda ee Somaliland ku taamaysay 20-kii sannadood ee ay madaxbannaanida haysatay.

Read More »