NEWS

Madaxweyne Siilaanyo oo la Kulmay Maayaradda Gobollada Dalka

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Madaxwaynaha dhawaanta la doortay ee Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Madaxwayne ku xigeenkiisa Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa shalay kulan la yeeshay guud ahaan Maayarada Caasimadaha Gobolada dalka markii ugu horeysay iyagga oo ka wada hadlay arimo la xidhiidha Munaasida uu madaxwaynaha la doortay xilka kula wareegi doono oo dhici doontyo 27/06/2010-ka.

Read More »

Somaliland: Time To Consider Independence

Home Biography Speeches Articles Newsletter Links European Parliament Gallery Contact Information News Press Releases Press Coverage Latest News from the Conservative Party Charles Tannock MEP endorses comments by UK government minister and EU diplomats on breakaway region’s vote The recent peaceful, free and fair presidential elections in the breakaway region of Somaliland underline the importance of reconsidering Somaliland’s desire for ...

Read More »