NEWS

Qaabilaaddii Quruxda Badnayd iyo Qadadii Reer Qoryaale ee Weftiga KULMIYE

Mowqifka siyaasadeed iyo ballanqaadka shacabka deegaanka + xiisaha iyo xamaasadda loo muujiyey murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Muuse Biixi Qoryaale (KULMIYE)- Dadweynaha ku dhaqan degmada Qoraale ee Gobolka Togdheer, ayaa si ballaadhan u qaabilay wefti culus oo ka kooban hoggaanka KULMIYE iyo wasiirro xukuumadda ka tirsan oo uu hoggaamiyo Guddoomiyaha iyo murrashaxa xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi oo booqasho qayb ...

Read More »

Guddoomiyaha KULMIYE iyo Wefti uu hoggaaminayo oo si Wayn loogu soo Dhaweeyey Oodwayne

Murrashax Muuse Biixi oo ka dareen-celiyey koob lagu maamuusay + soo dhawaynta iyo codsiga reer Oodwayne Oodweyne (KULMIYE)- Weftiga uu hoggaaminayo Guddoomiyaha, ahna murrashaxa xisbal-xaakimka KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi ee socdaalka ku maraya gobollada bari, ayaa si wayn loogu soo dhaweeyey magaalada Oodweyne ee xarunta Gobolka Daadmadheedh. Weftiga Guddoomiyaha oo ay wehelinayaan xubnaha hoggaanka sare ee xisbiga, wasiirro iyo ...

Read More »

Cabdikariin Xinif oo ku Baaqay in Tallaabo laga Qaado Kooxda Barakacayaasha Siyaasadda ee KULMIYE

Xaflad Kulmisay Weftiga KULMIYE iyo Boqolaal ka Tirsan Taageerayaasha Xisbiga ee Burco Burco (KULMIYE)- Agaasimaha Fulinta ee Komishanka La-dagaallanka AIDS-ka dawladda Jamhuuriyadda Somaliland Mr. Cabdikariin Axmed Maxamed (Xinif), ayaa ku baaqay in tallaabo laga qaado kooxda barkacayaasha siyaasadda ee KULMIYE ee uu hore uga mid ahaa, taas oo uu sheegay inay ku socdaan sifo sharci-darro ah. Cabdikariin Xinif waxa uu ...

Read More »

Reer Burco oo Dhoolatus Daad la Moodo ku Qaabilay Wefti uu Hoggaaminayo Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE

Muuse Biixi oo la guddoonsiiyey Faras lagu soo dhaweeyey oo ay bixisay mid ka mid ah beelaha Burco + cududda reer Burco ugu faaneen xisbiyada mucaaradka ah + dhiirrigelinta diiwaangelinta Togdheer ka bilaabmaysa Sabtida Burco (KULMIYE)- Dadweynaha magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer, ayaa dhoolatus la yaab leh oo badanidooda la moodo daad socda ku soo dhaweeyey wefti ballaadhan oo ...

Read More »

Hargeysa: Xisbiga KULMIYE oo Buugaag ku Wareejiyey Maktabadaha Akhriska ee Maxamed Mooge iyo Gaandi

Hargeysa (KULMIYE)- Xisbiga KULMIYE, ayaa buugaag ka mid ah kuwa la xidhiidha suugaanta iyo dhaqanka Soomaalida ku wareejiyey maktabadaha Maxamed Mooge iyo Gaandi ee magaalada Hargeysa oo ah goobo dhallinyaradu wax ku akhrisato. Masuuliyiinta ka tirsan xisbiga KULMIYE, ayaa 25 nuqul oo ka mid ah buugga cusub ee Bad Macaan ee lagu ururiyey qaybo ka mid ah suugaanta Abwaanka caanka ...

Read More »

KULMIYE oo ku Sagootiyey Suldaanka guud ee Bariga Sanaag ka Wadashaqaynta Qaranimada Somaliland

Hargeysa (KULMIYE)- Xisbal-xaakimka haya talada Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa casuumad sagootin ah u qabtay Suldaanka guud ee beesha deegaanka bariga Gobolka Sanaag Suldaan Siciid Sul. Cabdisallaan Sul. Maxamuud Garaad Cali Shire oo muddooyinkii u dambeeyeyba ku sugnaa magaalada Hargeysa. Casuumad qado ka dhacday huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa shalay, oo uu sameeyey Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa ...

Read More »

Guddoomiyaha KULMIYE oo Baaq lagu Gaadhi karo Xal u Diray Siyaasiyiinta ka soo Horjeeda Somaliland

Hargeysa (KULMIYE)- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbigaasi Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa baaq la xidhiidha dariiqa loo mari karo xal waara oo laga gaadho tabashooyinka u diray siyaasiyiinta u dhashay Somaliland ee ka soo horjeeda madaxbannaanideeda Qaranimo. Guddoomiyaha iyo murrashaxa KULMIYE Md. Muuse Biixi waxa uu sheegay in Qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland iyo xuduudaheeduba la da’ yihiin dalalka Afrikaanka ...

Read More »

Guddoomiyaha KULMIYE iyo Wefti uu Horkacayey oo si Wayn loogu Qaabilay Caynaba

Hargeysa (KULMIYE)- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbigaasi Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayey oo socdaal ku tagay magaalada Caynaba ee xarunta Gobolka Saraar, ayaa si wayn loogu soo dhaweeyey halkaasi. Guddoomiyaha iyo murrashaxa KULMIYE Md. Muuse Biixi iyo weftigiisa oo ay xubno ka ahaayeen hoggaanka sare ee xisbiga iyo wasiirro ka tirsan xukuumadda, kuwaas oo ujeeddada ...

Read More »