NEWS

Beesha Maxamed Jibriil (Jibriil Abokor) oo ku Biiray Xisbiga KULMIYE

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-20, June, 2010- Masuulliyiin sar sare oo ka tirsan xisbiga KULMIYE, ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad soo dhawayna oo loo sammeeyey Beesha Maxamed Jibriil (Deerayahan) oo sheegay inay ku soo biireen xisbiga KULMIYE.

Read More »

Komishanka oo soo Saaray Wareegto Xayiraad Lagu Saaray Socodka Gaadiidka 26 June

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka Ciise Yuusuf Xammari (Ciise-xammari), ayaa soo saaray wareegto uu xayiraad ku saarayo dhaqdhaqaaqa isu-socodka gaadiidka dawlada, xisbiyada, hay’adaha iyo kuwa dawladda marka la gaadho maalinta loo dareerayo doorashada ee 26 June.

Read More »

Sallaadiinta iyo Cuqaasha Beesha Gabbooye oo ku Baaqay in Beeshu Codka Siiyaan KULMIYE

Berbera-(KULMIYE.ORG)-20, June, 2010-Masuulliyiinta Xisbiga Mucaaridka KULMIYE ee Gobolka Saaxil, ayaa maanta kullan-qado-sharafeeda oo ka dhacay Hudheelka Xayaad ku qaabilay Suldaanka Guud ee Beelaha Gabooye Suldaan Daakir Khaliif Xasan, Suldaanka Beelaha Gabooye ee gobolka Saaxil Suldaan Maxamed Axmed Bukhwaar, Sallaadiin, Cuqaal iyo dadweyne aad u tiro badan oo ka tirsan beesha Gabooye.

Read More »

Guddoomiyaha KULMIYE iyo Weftigii uu Hoggaaminayay oo Madaarka Hargeysa maanta ka soo degay

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wafti u hogaaminayo oo ay ka yihiin guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee xisbiga Muuse Biixi Cabdi, Guddoomiyaha ololaha doorashada gobolada Bariga Dr. Maxamed Cabdi Gaboose iyo masuliyiin sarsare oo ka rirsan xisbiga kulmiye, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii ay diyaarad khaas ah ka soo ...

Read More »

Wefti uu Hoggaaminayo Cabdicasiis Sammaale iyo Dr. M. Cabdillahi oo si Weyn Loogu soo Dhaweyey Gabiley

a href=”http://kulmiye.com/wp-content/uploads/2010/06/dr.maxamed.jpg”>Gabiley-(KULMIYE.ORG)-Weftii Balaadhan oo uu Hogaaminayo Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Somaliland Mudane, C/Casiis Maxamed Samaale ayaa Maanta si wayn oo aan hore loo arag loogu soo dhaweeyay Magaalada Gabiley ee Xarunta Gobolka Gabiley.

Read More »