NEWS

27 Kii May Waxay Ahayd Maalin Farxad Leh

Dharaartii Weeye Ilaysku Dhulkeenii Ka Iftiimay Waa Dharaartii Faqash Iyo Cadowgii La Dhirbaaxay Waa Dharaartii Burco oo Dhan rasaas La Isala Dhex Qaaday Waa Dharaartii Faqash Oo Dhan Dhiigoodii  Qulqulaayay

Read More »