NEWS

Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Oo Ku Eedeeyay In Madax Xukuumada Ka Tirsani ay Qas Iyo Qalaanqal Doorashada Ku Carqaladaynayaan

Hargeysa(Kulmiye.org):-Guddoomiye Kuxigeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa ku eedeeyey ashkhaas ka mid ah xukuummada Madaxweyne Rayaale inay ku hawlan yihiin qas iyo qalaanqal ay ku doonayaan inay doorashada madaxtooyada ee la filayo inay dalka ka qabsoonto 26 June 2010,dib uga dhacdo,isla markaana waxa uu ugu baaqay beelaha laga abaabulayo  Buuhoodle inay dagaal ka dhaco inay dantu ...

Read More »

Eng Bashe C. Gaboobe Oo Xukuumadda Rayaale Xisbiga UDUB Ku Eedeeyey Inay Maleegayaan Qorshe Lagu Burburinayo Doorashooyinka

“Cismaan Hindi Ma Istaahilo In Loo Jawaabo, Imika Uun Baynu Maqalee, Meel Uu Jiray, Meel Uu SNM Ku Yaqaanay Cidna Garan Meyso” Guddoomiyaha Ololaha Galbeedka Kulmiye” Eng. Baashe Cabdi Gaboobe Hargeysa, May 26, 2010 (Kulmiye.org)-Guddoomiyaha ololaha doorashada  gobollada galbeedka Somaliland  ee xisbiga Kulmiye, Eng.Baashe Cabdi Gaboobe, ayaa xukuumadda iyo xisbiga UDUB ku eedeeyay in aanay diyaar u ahayn doorasho ay ...

Read More »

Taliyihii Booliska Degmada Dila oo loo Xidhay Inuu Hor Isaagi Waayay Taageerayaal KULMIYE u soo Baxay

Dila (KULMIYE.ORG)- Taliyihii Ciidanka Booliska Degmada Dila ee gobolka Awdal Mr. Maxamed Aw Ciise, ayaa xabsiga loo taxaabay, kadib markii sida la sheegay uu horistaagi waayey shalay isu-soo-bax boqolaal qof oo ka soo jeeda Degmada Dila ku soo dhaweeyeen wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo murrashaxa Madaxweyne-ku-xigeenka xisbiga KULMIYE Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo halkaasi soo gaadhay.

Read More »

Xukumadii Riyaale Oo Soo Cusboonaysiisay Mashruucii OLalaha Argagaxisnimada

Riyaale Iyo Xisbigiisa Udub Talo Waxay Ka Noqotay Ama La I Dooray Ama Xisbiga Kulmiyaan Magaca Ka Dilaya ! Hargeysa, Somaliland May 26, 2010 (Kulmiye.Org) – Mudooyinkan danbe ayaa waxaa soo badanaya hadalada iyo warbixino kasoo yeedhaya masuuliyiinta xukumada Riyaale iyo xisbiga UDUB. Kuwaas oo dhamaantood isugu biyo shubanaya eedaymo ay dusha ka saarayaan Xisbiag mucaaridka ah ee Kulmiye, oo ...

Read More »

Siyaasiga Abiib Diiriye Oo Si Weyn Loogu soo Dhaweeyey Tog Wajaale

Tog-wajaale(KULMIYE.ORG)- Abiib Diiriye Nuur (Abiib Time -cadde) oo ka tirsan madaxda xisbiga KULMIYE ayaa Maanta boqollaal dadweyne ahu ku soo dhaweeyeen Degmada Tog-wajaale ee ku taalla xuduudda u dhexeysa Somaliland iyo Itoobiya. Wasiirkii hore ee Wasaaradda Duulista iyo Hawada Abiib Diiriye oo dhinaca Itoobiya kaga yimi Tog-Wajaale ka dib markii uu ka soo laabtay socdaal uu kaga soo kicitimay Dalka ...

Read More »