NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Md Siilaanyo Oo Ay Waraysi Siiyay Wargayska Ogaal

Hargeysa (Kulmiye.Org)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa naqdiyay socdaalka Madaxweyne Rayaale uu ku joogo Faransiiska, isla markaana wuxuu digniin u jeediyay Shirkado uu sheegay in la doonayo in heshiis lagula soo galo in hanti qaran laga iibiyo. Guddoomiyaha KULMIYE oo xalay fiidkii Waraysi dheer oo dhinacyo kala duwan taabanaya siiyay Wargeyska Ogaal, waxa kale ...

Read More »