NEWS

Komishanka Oo Sheegay Inay Hawshii Serverku Dhantahay Doorashaduna Aaanay Wakhtigeedii Ku Dhacayso

Hargeysa (Kulmiye.org) Komishanka Doorashooyinka Qaranka, ayaa maanta ku dhawaaqay Liiska natiijada codbixiyeyaasha Doorashada Madaxtooyada ee ka soo baxday xogtii lagu keydiiyay Server-ka. Afhayeenka komishanka Doorashooyinka Maxamed Xirsi ayaa sheegay in doorashada lagu geli doono xogta uu ilaa hada keydiyay Servarku taas oo buu yidhi laga saaray ku dhawaad 70,000 oo caruur ah iyo kuwo si khaldan isu diwaangeliyay.

Read More »

London: Xaflad Dhidibada Loogu Taagay Urur Samafal oo Loogu Magac-daray Marxuum Cali Maarshaal

Jidka u dhexeeya Hargeysa iyo Berbera ee uu ka dhacay shilkii Cali Maarshaal ku geeriyooday oo ururka Somaliland Forum dib-u-dhis ku samayn doono “Markii Cali Maarshaal dhintay waxaan go’aansaday in aan siyaasadda …” Guddoomiye-xigeenka 2-aad ee KULMIYE London (Jam)- Xaflad ballaadhan oo dhidibada loogu taagay urur samafal ah oo loogu magac-daray Allaah ha u naxariistee marxuum Cali Xaaji Muxumed Guuleed ...

Read More »

Xisbiga KULMIYE Oo maanta Gaadhi ugu deeqay Jaamacadda Burco

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xisbiga KULMIYE ayaa maanta Gaadhi ku wareejiyay Jaamacadda Burco ee xarunta Gobolka Togdheer. Munaasibaddii guddoonsiinta Gaadhigan ee Jaamacadda oo maanta lagu qabtay Xarunta dhexe ee Xisbigaas ee magaalada Hargeysa, ayaa wax aka qayb galay masuuliyin kala duwan oo ka kala socday Jaamacadda Burco iyo

Read More »

Dr Maxamed Cabdillahi Cumar: Dawladaha Adduunku Waxay Daahir Rayaale u Arkaan Madaxweyne Xilkiisi Dhammaaday

(HNWLondon)Xoghayaha arrimaha dibadda ee Xisbiga Kulmiye Dr. Maxamed Abdillaahi Cumar ayaa waraysi xiiso badan siiyay shabakadda Caalamiga ah ee Hadhwanaagnews, waraysigan oo aanu kaga qaanay magaalada London ee carriga Ingriiska wuxuu ahaa mid aanu ku waydiinay arrimo ay kamid yihiin, doorashada madaxtooyada, aragtida bulshada caalamka ee ku wajahan Somaliland, siday dunida u aragto maamulka

Read More »

Roobab Khasaare Gaystay Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Oo Kormeer Ku Soo Maray Gobahaas

Roobab laxaad leh ayaa khasaare balaadhan  u geystay guud ahaan  Gobolada dalka ee ay ka da’een qaarkood, roobabkaas ayaa kii ugu ballaadhnaa uu u geystay khasaare Magaalada Hargeysa ,  sida illa hada aanu wararka ku helaynana  waxaa dhintay  ilaa tiro dad ah oo lix qof gaadhaya, Dooxada Goblay ee Xaabaalena  Gawaadhi ayuu qaaday sida aanu illa hada wararka ku

Read More »

UDUB Oo Afwayntay Goostay !

Siyaasiyiintii ugu Miisaanka Cuslaa, Uguna Tirada Badnaa ee UDUB oo Ku Soo Biiray Xisbiga KULMIYE Farxaddii KULMIYE, Cududdii Isbeddel-doonka UDUB, Jabkii UDUB iyo Hayaanka Geeddiga loo Ballamay “Inta jecel in horumarka, qaranimada iyo mustaqbalka Somaliland waxay u tahay ferxad, waxaanay dhabar-jab iyo naxdin ku tahay inta inta gowskooda ka talisa ee aan garaad badan lahayn” Muuse Biixi Cabdi

Read More »