NEWS

Isbadal Doonkii UDUB Oo Ku Soo Biiray Xisbiga Kulmiye, Xaflad Balaadhan Lagu Soo Dhaweeyay

Hargeysa (Kulmiye.org)-Xisbiga KULMIYE Oo Xaflad BalaadhanHargeysa(Kulmiye.org)- Xisbiga  KULMIYE ayaa maanta xaflad balaadhan oo ay ku soo dhawaynayeen garabka isbedel doonka xisbiga UDUB ku qabtay Huteelka KAAH ee Bariga Hargeysa. Siyaasiyiinta ku soo biiray xisbiga KULMIYE  waxa Hoggaaminayay Wasiirkii hore ee Caafimaadka iyo shaqada Md. Cabdilaahi Xuseen Iimaan (Darawal) iyo Guddoomiyaha Garabka Isbedel doonka UDUB Md, Axmed Sandoon Xasan waxaaba xubno ...

Read More »

Madaxweyne Rayaale Oo Ka Mushahar Batay Madax Badan Oo Dunida Horumartay

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa meel sare ka galay liiska mushaharaadka ay qaataan Madaxweynayaasha dalalka dunida, kuwooda ugu magaca iyo maalka badan. Madaxweyne Rayaale oo hoggaamiya dal curdin ah oo aan weli aqoonsi ka helin beesha caalamka, islamarkaana aan lahayn dhaqaale lugo adag ku

Read More »

Xildhibaan Dhugad:”Ninka ugu fog baan ahay inuu galo UDUB”

Hargeysa ( iftin news) Xildhibaan Dhugad oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Guurtida ee sida weyn ugu kacsan Xukuumadda Somaliland iyo Xisbiga Udub, dhawaan intaan guddida Joogtada ah oo uu Guddoomiye u ahaana intaan xilka laga qaadin Olole xag jirnimo ah ku qaaday xukuumadda ayaa sheegay war dhawaan ku soo baxay saxaafadda oo sheegayay inuu UDUB ku buuray uu ahaa been ...

Read More »

Saddexda Xisbi Siyaasiy oo si wada-jir ah u saxeexay Xeerka Anshaxa Doorashada

Hargeysa (Kulmiye.Org)- Saddexda Xisbi Siyaasi ee Somaliland, ayaa maanta si wada-jir ah qalinka ugu duugay Xeerka Anshaxa Doorashooyinka. Munaasibaddii lagu kala saxeexday Xeerkan oo ay ka qayb galeen Guddoomiyayaasha Guddiyada Doorashooyinka Somaliland iyo Ghana iyo sidoo kale hoggaanka sare ee saddexda Xisbi siyaasadeed, ayaa maanta lagu qabtay Hutel Maansoor ee Magaalada Hargeysa.

Read More »

Marwo Aamina Waris Oo Berbera Kasoo Degtay, Si Weyna Loogu Soo Dhaweeyey Madaarka

Marwada koowaad ee Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Marwo Aamina waris Sheekh Maxamed ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyey madaarka Berbera raxan dadweyne ah oo watay giidiid calamo qoyan iyo calanka kulmiye waxaanay taageerayaasha xisbigaasi kala hadashay taageerayaasha xisbiga kulmiye xarunta xisbigaasi ee Berbera waxaana ay ka hadashay Dekeda Berbera iyo gobolka saaxil waxaanay tidhi “waxaan idiinka mahadnaqayaa soo dhaweyntiina diiran waxaan ...

Read More »