NEWS

Xuska Munasabasabdda sanad-guurada 37aad ee ka soo wareegtay Geeridii Abwaan Timacadde

Hargeysa (kulmiye.com)- Munaasibad lagu xusayay sannad-guuradii 37aad ee ka soo wareegtay Abwaan Cabdilaahi Suldaan Timacade, ayaa xalay lagu qabtay magaalada Hargeysa. Munaasibadaas waxa ka qaybgalay madaxda axsaabta Mucaaradka, aqoonyahano, abwaano, salaadiin iyo martisharaf kale. Ugu horayn, Boobe Yuusuf Ducaale oo hadal ka jeediyay halkaas, waxa uu ku dheeraaday taariikhdii Cabdillaahi Suldaan

Read More »

Gud. Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Shirka Common Wealthka

Waftigii Uu Hogaaminayo Gud. Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Shirka Common Wealthka Ee London Ka Socda. Gud. Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada Somaliland mudane C/casiis Maxamed Samaale iyo wafti uu hogaaminayo ayaa si rasmiya loogu casuumay shirka wadamada Common Wealthka oo haatan si rasmiya uga socda magaalada London. Shrika waxaa ka qayb galay ilaa 40 dawladood ...

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Hambliyeeyay Ciidanka Qaranka Somaliland

Ciidaanka Qaranka Somaliland Oo Bila Darajo Ku Soo Gaadhay Sanadkii 16 aad Tamar darada Daahir Riyaale Awgeed. Kulmiye.org:- Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE  Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dad gaadhaya illa 950  qof oo isugu jiray Taageerayaasha KULMIYE, Ururada Bulshada, Hay´adaha Caalamiga ah qaarkood iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada rayidka ah, maanta uga waramay socdaal muddo bil ah qaatay oo ...

Read More »

War Saxafadeedka Kulanka Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Axmed Siilaanyo Iyo Senator Al Franken (D) Jan26/2010

War Saxafadeedka Kulanka Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Axmed Siilaanyo Iyo Senator Al Franken (D) Jan26/2010 Ee Washington D C Al Franken United States Senator from Minnesota Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maalintii Salaasada ee 26 ka bisha Jan, 2010 uu xafiiskiisa ku martiqaaday kuna soo dhaweeyay Senator Al Franken (D) oo laga soo doorto gobolka Minnesota kana tirsan ...

Read More »