NEWS

Md Muse Biixi Oo Maamulka Rayaale ka dalbaday inuu mideeyo Weedhaha kala fog ee ka soo Yeedhaya Wasiiradiisa

Hargeysa(HWN):- Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga Mucaaridka ah KULMIYE ayaa wax lala yaabo ku tilmaamo weedho is burinaya oo ka soo yeedhay todobaadkan Wasiiro ka tirsan Xukuumada. Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga KULMIYE ahna ku simaha Gudoomiyaha Muuse Biixi Cabdi ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay haddallo ku aadan Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo ka soo yeedhay Wasiiro xukuumadda ka tirsan.

Read More »

Md Cabdiraxman Sylici Oo Jawaab Ka bixiyay Hadalkii Dalanbaabiga Ahaa ee Riyaale

“Sida cadceeda ayey muuqataa inuu Siilaanyo, isaga [Rayaale] uga lexejeclo badan yahay dalkan iyo dadkan oo intii uu u soo halgamayey…….. Murashaxa jagada Madaxweyne-ku-xigeenka xisbiga KULMIYE Mudane Cabdiraxman Cabdiraxmaan C. Ismaaciil (Saylici) Hargeysa (Jam)- Murashaxa Jagada Madaxweyne-ku-xigeenka xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa jawaab ka bixiyey hadalkii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin shir jaraa’id oo uu ...

Read More »

Md Muse Biixe Cabdi Oo Jawaab U Qalanta Hadalkii Riyale Kaga Jawaabay

(kulmiye.com)  Thursday, January 21, 2010 Guddoomiye Ku-xigeenka Koobad Ee Xisbiga Kulmiye, Muj: Musee Biixi Cabdi -Ku simaha guddoomiyaha KULMIYE ahna guddoomiye ku xigeenka 1aad ee xisbigaas Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si adag u naqdiyay khudbadii uu Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, Salaasadii doraad ka jeediyay aqalka Madaxtooyada, waxaanu ku tilmaamay mid aan lahayn meeqaamkii hoggaamiye Madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen dhawr iyo ...

Read More »

Gudoomiyaha Oo La Kulmay Mudane DonalD Payne Iyo Madax Ka Tirsan Wasaarada Arimaha Dibada Maraykanka

Guddoomiyha Xisbiga KULMIYE, Mudane Axmed Maxamed Maxamud Silaanyo, oo uu weheliyo Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee KULMIYE, Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar, oo hadda booqosho rasmi ah ku jooga dalka Maraykanka ayaa maanta kulammo la yeeshay Guddoomyaha Guddiga Afrika ee Baarlamaanka Maraykanka, Mudane Donald Payne iyo masuuliyiin sare oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka.

Read More »

BAAQ KU WAJAHAN SHIRGUDOONKA GOLAHA GUURTIDA

KU: Gudoomiye kuxigeenka koowaad iyo labaad ee Golaha guurtida; Sheekh Axmed Nuux Furre iyo Siciid Jaamac Cali. KA. Golaha qurba jooga S/land ee Yurub iyo Waqooyiga America. Iyadoo Somaliland sanadihii u danbeeyeyba ay shicibkoodu la tacaalayeen , lana kacaa kufayeen horumar la’aanta dhinacyada; dhaqaalaha, caafimaadka, waxbarashada iyo guud ahaan adeegyada bulshada, ayaa waxaa labadii sano ee u danbeeyeyna dalka gil-gilay ...

Read More »