NEWS

Axmed Siilaanyo Oo Ku Eedeeyey Rayaale Dilkii Taliyahii Qabta 12-aad

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Axmed Siilaanyo Oo Ku Eedeeyey Xukuumadda Rayaale Dilkii Taliyahii Qabta 12-aad Ee Ciidanka Qarranka Somaliland Hargeysa (Golisnews.com)– Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo maanta shir jaraa’id ku qabanaayey xafiiskiisa magaalada Hargeysa ayaa ku eedeeyey xukuumadda Madaxweyne Rayaale inay ka danbaysay dilkii loo gaystay taliyahii qaybta 12-aad ee ciidanka qarranka Somaliland Marxuum ...

Read More »

Garabka Isbadal Doonka Udub Iyo Kulmiye Oo Wada Galay

Garabka Isbadal Doonka Udub Iyo Kulmiye Oo Wada Galay Heshiis Is Bahaysi Siyaasadeed Oo Ay Ku Bohoobayaan “Shirar Anaga Gudahayaga Noo Socdaa Way Jiraan,Go’aan Rasmiya Oo Aanu Qaadanayna Ma Jiro, Kamana Sii Hor Dhici Karo Go’aanka Isbadal Doonka” Mujaahid Cabdilaahi Xuseen Iimaan (Darawal) Hargeysa, December 15, 2009 (Haatuf) – Siyaasiyiintii garabka isbadal doonka Udub ee ka biyo diiday qaabkii shirwaynihii

Read More »

Eng Maxamed Xashi Cilmi Oo Si Cilmiyaysan U Soo Bandhigay Fadeexadaha Musuqmaasaq Ee Hadheeyay Mataxtooyada

Lacagta foostada shidaalka ah u dulsaaran madaxweynaha iyo saamaynta baaxadda leh ee ay ku yeelatay nolosha iyo maciishadda bulshadda Somaliland Lacagaha tooska ugu xerooda khasnadda madaxtooyadda waxa ka mid ah kuwa laga helo shidaalka, macdanta, dulsaarka dhoofka xoolaha, dekedda, kalluumaysiga, sirdoonka iyo amniga “Waxa sannadkii Ina Rayaale sifo sharci darro ah xoolaha la dhoofiyo uga soo xerooto lacag gaadhaysa $2, ...

Read More »