NEWS

“Faras Iska Daaye Anigu Diina Umaan Fuulin Jagadaasi Wasiirka Macdanta Iyo Biyaha Xilkeeda Doonto

Proffesor. Ismaaciil Muumin Aare Hargeysa, December 7, 2009 (Haatuf) – Proffesor. Ismaaciil Muumin Aare oo ka mid ah guddida filinta xisbiga Kulmiye ayaa beeniyey inuu loolan ugu jiro jagada uu ka geeriyooday wasiirkii hore ee Macdanta iyo Biyaha Qaasim Sheekh Yuusuf, kaas oo tilmaamay inaanu ka mid ahayn xubnaha jagadaasi u cararaya, gaashaankana ku dhuftay in aanu isagu marnaba ku ...

Read More »

Taliyihii Sirdoonka Qaranka Ee Gobolka Sool Oo Ku Eedaysan Dilkii Qaraxa ee taliyaha Qaybta 12aad Ee Cidaamada Qaranka

Laascaanood(HWN):- Taliyaha Ciidamada Sirdoonka Somaliland ugu qaabilsan Gobolka Sool Cabdifataax Muuse Yuusuf, oo ku eedaysan dilka Taliyihii qaybta 12aad ee Ciidamada Qaranka oo bishii 11-aad ee sannadkan lagu dilay Qarax lala beegsaday Taliyaha geeryooday oo ku sugnaa Magaaladda Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, oo maanta la filayay in la hor keeno Maxkamadda Caasimada, ayaa dib ugu dhacay sababo aan la ...

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Oo Ku Baaqay In Ka Hartaga Argagixisada Laga Midaysnaado

Haddii Adduunku Inagu Marti Qaado Shirweynayaasha Caalamku Iskugu Imanayo Haddii Dawladeenani Meelna Ina Gaadhsiin Weydaye Waa In Aynu Ka Qayb Galno Oo Aduunka Wax La Qabsano” Guddoomiyaha Kulmiye, Axmed Siilaanyo Hargeysa, December 3, 2009-(Haatuf)-Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye, Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa ku baaqay in kooxaha argagixisada ee doonaya in nabadgelyada Somaliland ay burburiyaan wada jir looga hor tago qaran ahaan  ...

Read More »

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Aqbalay Dacwad KULMIYE ku Oogay Cismaan Hindi

Nuxurka qoraal xeer-ilaaliyaha guud u gudbiyey taliyaha booliska, ciidammada dambi baadhista ee CID-da iyo xeer-ilaalinta gobolka Hargeysa oo uu kaga codsaday in la dhaqaajiyo dacwada kulmiye ee ka dhanka ah guddoomiyaha ololaha UDUB Hargeysa (Jam)- Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka Mr. Xuseen Cabdi Qaalib, ayaa si rasmi ah xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE uga aqbalay in dacwad lagu soo oogo guddoomiyaha ...

Read More »