NEWS

“Dembiyadii Adiga [Cirro] iyo Rayaale Dalka ka Gasheen Ummaddani Illaabimayso,

“Dembiyadii Adiga [Cirro] iyo Rayaale Dalka ka Gasheen Ummaddani Illaabimayso, Wakiilladu Maalin Maalmaha ka mid ah Wallaahi iyagaa Maxkamad Idin soo Taagi Doona” “Xumaan ka dhaxaysa reer Awdal iyo ummadda inteeda kale Wallaahay in aannu jirin, Madaxweynahana reer Awdal may doorane ee ummadda oo dhan ayaa dooratay” “Ciidanka qaranka ee ummaddani haybadda huwisay ee lagu maalgeliyey cashuurta dadka laga qaado ...

Read More »

Xaabsade Cidna Wakiil Kama Aha, Cidna Xil Uma Hayo, Ee Waa Oday Laaji Ah ” G/Ku-xigeenka Wakiillada

Hargeysa(HWN):- Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiillada Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Beelah Bariga Somaliland (Harti), iyo Xildhibaano Wakiillada ka tirsan oo ay isku Beel yihiin, ayaa beeniyay in Beesha Harti diidan tahay natiijo kasta oo ka soo baxda diiwaangelintii dalka laga sameeyay, isla markaana waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay war uu ...

Read More »

Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee WakiiladaOo Sheegay Inuu Xaabsade Ka Been Abuuray Magaciisa

“Xaabsade Waxaan U Sheegay Inaanu Magacyga Ku Qorin, Waana Been Abuur Aanay Waxba Ka Jirin…Kula Mana Jirno Mawqifkaa…” Baashe Maxamed Faarax Gudd. 2aad Ee Wakiilada Hargeysa September 8, 2009 (Haatuf) – Gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa sheegay in bayaankii xildhibaanada, siyaasiyiinta iyo  waxgaradka beelaha Harti ay ku qaadaceen natiijada diiwaangelintii codbixiyeyaasha ee doraad ...

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Ku Baaqay In Rayaale Kursiga Baneeyo Marka La Gaadho Dhamaadka Muddada Xilkiisa

“Mawqifkayagu Waxa Weeyi Intaan La Gaadhin Gunaanadka Muddada Xilka Ee 29 Oktoobar Waa Inuu Madaxweynuhu Kursiga Baneeyo Oo Uu Diyaar U Sii Ahaadaa Inuu Xukunka Wareejiyo”.Axmed Siilaanyo Hargeysa September 8, 2009 (Haatuf) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee Kulmiye Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa sheegay in marka la gaadho gunaanadka muddada Madaxweyne Rayaale in xukunka lagu wareejiyo cid si ku meel ...

Read More »

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Markii Ugu Horeysay Sheegay In Xoog Lagaga Wareejiyay Golahii

“Waxaanu u sheegaynaa ummadda reer Somaliland iyo dadka daneeya Somaliland-ba in Golihii sharci-dejinta oo labadii todobaad ee ugu dambeeyay Ciidan ku hareeraysnaa  hawlgalkii labada todobaad ay sugayeen in ay maanta fuliyeen oo ay Golihii la wareegeen oo aan Golihi maanta gacantayada ku jirin oo Mafaatiixdii Xafiisyada bil-khasab lagula wareegay.” Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cabdiraxmaan-Cirro).

Read More »