NEWS

Golaha Wakiilada oo maanta la horgeeyay Mooshi

Hargeysa (Somaliland.Org)- Fadhigii Golaha Wakiilada Somaliland ee maanta ayaa la soo hor dhigay Mooshin  maamuus ka xayuubin ah  oo ka dhan ah Maxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin iyo Ku Xigeenkiisa Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, waxaana mooshinkaasi saxeexay 38 Mudane.

Read More »

Waraysi: Xoghayaha Xisbiga Kulmiye Kayse Hassan Cige

Shabakada Somaliland.org Ayaa la yeelatay waraysi xoghayaha guud ee xisbiga Mucaaraidka ah ee Kulmiye Md Kayse Xasan Cige xaalada ay marayso siyaasada Somaliland iyo khilaafka sharci ee ay isku hayaan xisbiyada mucaridka ah iyo xukuumada madaxweyne Rayaale, waraysigiina wuxuu u dhacay sidatan:

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo ka hadlay dhexdhexaadinta Itoobiya waddo

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka waramay natiijada ay la guryo noqdeen Wasiiru-dawlaha Khaarajiga Itoobiya iyo Safiir Ku-xigeenka Ingiriiska ee Addis-ababa oo todobaadyadii aynu ka soo gudubnay Hargeysa u yimi xal-u-helida khilaafaadka siyaasadeed iyo Sharciyeed ee ka oogan Somaliland.

Madaxweyne Riyaale, Goormaad wax garawsataa ?

Mareegta Farshaxan August 2009M Ramadaan 1430H AWOODDA IYO KARAAMADA QARANKA                                                                                    QODOBKA 37AAD 1. Eebbaha ummadda Somaliland ku beeray geyigani waxa uu ugu deeqay awood iyo karaamo Qaranimo. Shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu awooddaas iyo karaamadaas sida ku cad Dastuurka u igmaday dawlad ku dhisnaan doonta kuna dhaqmi doonta Dastuurka. Xili ku beegnayd bishii Abril 25keedii , 2002dii maalin khamiis ah ayaa ...

Read More »