NEWS

Md Bashe Cabdi Gaboobe Ayaa Loo Magaacabay Gudoomiyaha Olalaha Doorashada Ee Gobolada Galbeed

Hargeysa, August 23, 2009 (Haatuf) – Xisbiga KULMIYE ayaa shalay u magacaabay md Baashe Cabdi Gaboobe inuu noqdo guddoomiyaha olalaha doorashada ee gobollada galbeedka Somaliland, kadib markii uu jagadaasi baneeyey Alle ha u naxariistee marxuum Cali Muxumed Guuleed (Cali Maarshaal) oo dhawaan ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay duleedka magaalada Berbera waqtigaas oo ay soo dhawaynayeen guddoomiyaha Xisbigaas oo ...

Read More »

Axmed Siciid Cige Oo La Degay Sumcaddii Bbc-da Wararkiisuna Waa Kuwa Aan Dhaxdhexaadnimo Lahayn

Borama-(Lug) -Idaacada BBCda laanta ku hadasha afka Soomaliga, waxay ka mid ahayd meelaha ay dadku jecel yihiin dhegaysigeeda, balse waayadan dambe waxaad moodaa in BBCda Somaliga ku hadasha laga leexinayo dariiqii lagu bartay, malaha hab cusub oo tebinta wararka ah ayaa ku soo biiray BBCda Laanteeda Afsoomaaliga ayaad isweydiinaysaa marka aad dhegaysato wararkeeda ay ka sheegayso gobolada Somaliland. taas waxaa daliil ...

Read More »

Deep concern at prospect of one-party race in Somaliland presidential vote

PRESS RELEASE for immediate release **Deep concern at prospect of one-party race in Somaliland presidential vote, international election observation coordinators say** The UK-based team coordinating election observers for the forthcoming presidential elections in the internationally unrecognised Republic of Somaliland has expressed its “deep concern” at political developments in the run-up to the much-delayed vote scheduled for 27 September 2009.

Read More »

Mudahraadkii Xisbiyada Mucaaridka Ah Daawo Ishaa Ku Maclin Ah

Hargeysa- SAMOTALIS- Waxa si fiican oo aad u balaadhan u bilaabmay banaanbax lexaad leh oo labada xisbi ee Kulmiye iyo UCID ay ku muujiyeen cududooda iyo taageerada dhabta ah ee dadweynaha. Waxa dawladdu isticmaashay awood kasta ooy ku baajiso. Kolkii lacag iyo laaluush wax qaban waayey, waxa ay adeegsatay taagtii askarta, iyadoo la joojiyey dhammaan wax gaadiid ah oo dadka ...

Read More »

Amar Rayaale ku Bixiyey in Xoog Lagu Horjoogsado Isu-soo-baxyada Mucaaradku ku Baaqeen

“Madaxweynuhu amar buu ku bixiyey in xoog lagu horjoogsado isu-soo-baxyada labada xisbi mucaarad ugu baaqeen dadweynaha; cidda ugu horreysa ee xabbadda lala beegsanayaa waa annaga” Muj. Maxamed Kaahin Axmed Hargeysa (Jam)- Afhayeenka xisbiga mucaaradka ee KULMIYE Mr. Maxamed Kaahin Axmed, ayaa daboolka ka qaaday in Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin amar buuxa ku bixiyey in ciidammada ammaanku xoog kaga hortagaan isu-soo-baxyada ...

Read More »

Axsaabta Mucaaradka ah oo ku dhawaaqay Guddi wada-jir ah & muddada

Hargeysa (Somaliland.Org)- Labada Xisbi Mucaarad ee Kulmiye iyo UCID ayaa maanta ku dhawaaqay guddi wada-jir ah oo midaysan , kuwaas oo ka hawl-geli doona sidii ay dalka uga qabsoomi lahayd Doorasho xor iyo xalaal ah. Hoggaanka sare ee labada Xisbi Mucaarad oo maanta si wada-jir ah Shir-jaraa’id ugu qabtay Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in guddidan oo ay guddoominayaan labada Guddoomiye ...

Read More »