NEWS

Burco: Baaq ay Dirayaan Suxufiyiin iyo Arday Saxaafadda Ka Barata Machadka Tabobarka Ee TITC.

(Hadhwanaagnews)  Saturday, July 18, 2009 Annagoo ah ardayda dhigata xarunta Tababarka Saxaafadda Burco ee T I T C waxaan baaq iyo cambraaynba u soo jeedinaynaa Xukuumadda annago ka dhiidhiiyayna kana murugaysan wejiga cusub ama marxaladda adag ee ay wajahday saxaafadda xorta ahi, iyadoo aanay Somaliland caado u ahayn cabudhinta saxaafadda xorta ah ama ku Tumushada xuquuqda warbaahinta madaxa bannaan iyo weliba ...

Read More »

Gudoomiye Axmed Siilaanyo Oo Jimcaha U Kicitimaya Dalka Kiiniya, Si Weyna U Cambaareeyay Tacaddiyada Ay Xukuumaddu Ku Hayso Saxaafadda Iyo Suxufiyiinta Madaxa-banaan

Hargeysa(HWN):- Musharaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE, ahna Guddoomiyaha Xisbigaas, Axmed Maxamed Maxamuud (Axmed-Siilaanyo), ayaa si weyn u cambaareeyay Xadhiga iyo Hanjabaadda ay Xukuumadda Madaxweyne Rayaale kula kacday Suxufiyiinta iyo Saxaafadda Madaxa-banaan qaar ka mid ah. Isla markaana waxa uu sheegay inuu maalinta Berrito ah Safar caafimaad ugu ambabaxayo Magaaladda Nayroobi ee Xarunta dalka Kiiniya, isaga oo ...

Read More »

“Xukuumada Waxa Aan U Soo Jeedinayaa In Ay Si Degdeg Ah U Fuliso Una Hubiso Fulinta Go’aamadii Ay Guurtidu Hore Uga Soo Saareen Xalinta Soo Af Jarida Deegaanada Lagu Muransan Yahay Ee Ceelbardaale”Axmed Siilaanyo

Hargaysa (Oodweynenews)– Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka waramay sida uu arko shaqaaqadii dhawaan ku dhex martay beelaha walaalaha ah deegaanka Ceel Bardaale, waxaanu tacsi u diray dadkii ay waxyeeladu ka soo gaadhay shaqaaqadaa isaga oo xukuumada u soo jeediyay in ay si degdeg ah u fuliso una hubiso go, aamadii ay guurtidu ...

Read More »

Gudoomiye Ku XigeenkaXisbiga Ucid Md Adan Mire Waqaf Oo Canbaareeyay Xadhiga Maxamed Mire Sayid Iyo Axmed Saleebaan Dhuxul Iyo Arimo Kale

“Xisbiga(UCID) Waxa U Qaadan Waa Ku Noqotay Cabudhinta Saxaafadda Xilligan, Hadii aan Looga Danlahayn Dib-u-Dhiigista Ama Carqaladaynta Doorashada”Waq (Hadhwanaagnews)  Thursday, July 16, 2009 Aadan Maxamed Mire [Waqaf] Hargeysa(HWN):-Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa canbaareeyey xadhiga ay xukuumadu kula kacday labada wariye ee ka tirsan Idaacada Horyaal maalintii 4aad ku xidhan xarunta CID-da, isla markaana ku tilmaamay inay tahay xadhiga suxufiyiinta ee ...

Read More »