NEWS

“Saxaafadu Marnaba Joojin-mayso Inay ka Hadasho Wixii la Qarinayo, Xukuumaduna Fadeexadii Ceelbardaale ayay kula Gal- galanaysaa” Mustafe Shiine.

Mida kale waxaan Xukuumadda u soo jeedinayaa inay la timaado xirfad ay kuwada shaqeeyaan Saxaafadda iyo Hargeys(GNS)- Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SoLJA Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe-Shiine) ayaa Xukuumadda Madaxweyne Rayaalle ku Eedeeyay Fadeexadda Xiisada Ceel bardaale ka soo cusboonaatay ay kula galgalanayso Warbaahinta Madax banaan.

Read More »

Midowga Saxaafada Madax-banaan Ee Somaliland [USJ] Oo Canbaareeyey Xadhiga Labada Wariye Xukuummada Ugu Baaqay Inay Xoriyadoodi Dib Ugu Soo Celiyaan

(Hadhwanaagnews)  Tuesday, July 14, 2009 C/laahi Maxamed Daahir  [Cukuse] .Hargeysa(HWN):- Guddoomiyaha Dallada midawga saxaafada madaxa-banaan ee USJ C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa canbaareeyey xadhigii labada Suxufi ee tirsan Idaacada Radio-Hotryaal xabsiga loo taxaabay Labada suxufi oo kala ah Agaasimaha Idaacada Horyaal Sayid iyo madaxii wararka ee Idaacadaas Dhuxul kuwaas oo maalintii labaad ku xidhan xarunta ciidanka

Read More »

Wariyeyaal ka Tirsan Idaacadda Radio Horyaal oo Xabsiga loo Taxaabay

Axmed Saleeban Dhuxul Maxamed Mire Sayid Hargeysa, July 14, 2009 (Haatuf) – Xukuumada Somaliland ayaa shalay galinkii dambe xabsiga u taxaabtay laba masuul oo ka hawl gala  Idaacada Madaxa banaan ee Radio Horyaal, kuwaas oo ciidanka bilaysku ka qabtay xarunta idaacadaasi ee Magaalada Hargeysa, xilli ay ku gudo jireen hawshoodii shaqo.

Read More »

Hayadda Xuququl Insanka EE HRW Oo Riyaale Ku Tilmaamay Mid Halis Ku Ah Nabada Iyo Geedi Socodka Dimuq. Ee Somaliland

Somaliland: Dimoqraadiyad Curdin ah oo halis ku jirta Qalalaasaha Doorasho wuxuu caddeynayaa walaac ka wayn ee Xuquuqda Aadanaha (Hargeisa, Somaliland, July 13, 2009) – Dhowris la’aanta sharciga iyo geeddi-socodka nidaamka dimoqraadiga ah ee dawladda Somaliland waxa uu halis ku yahay dimoqraadiyadda curdinka ah ee deegaankaas ka jirta, hay’adda Human Rights Watch ayaa sidaas ku sheegtey warbixin ay maanta soosaartey. Maamulka ...

Read More »