NEWS

Qalaawaha beenta UDUB

Maansadan waxaa la yidhaahaa Qalaawada beenta UDUB waxay soo baxday June 20, 2009 Waxaa tiriyey Mubarak Mohamed Qoorubaxay, Maansadani waxay si kooban u taataabanaysaa lugooyada iyo dhibaatada Maamulka daahir Riyaale Somaliland baday dhinac kasta oo ay tahay.

Read More »

“Xukuummada Rayaale iyo Somaliland Way Kala war La’yihiin,Hadalka Rayaalena Waxa Ka Muuqata Aqoon-darro Kibir Xanbaarsan”Darawal

(C/laahi Xuseen Iimaan Darawal) Hadhwanaag 2009-06-15 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN)-Wasiirkii hore wasaarada Caafimaadka Somaliland C/laahi Xuseen Iimaan Darawa ayaa ku tilmaamay Madaxweyne Rayaale inaanu kala garanayn in isaga iyo sadex wasiir oo hore oo qaadacay habkii uu u dhacay Shirweynihii Xisbiga UDUB ee musharaxnimada Madaxweynanimo loogu doortay Daahir Rayaale inay ka baxeen Shirkaa iyo inay Xisbiga ka baxeen.

Read More »

Kulankii Gudoomiye Xisbiga Kulmiye iyo Jaaliyadda Somaliland ee Noreway oo ku dhacay jawi aad u heer sareey y magaalada Oslo

Oslo- Norway-Jaaliyada reer Soamaliland ayaa si heer sare u soo dhawaysay gudoomiyaha xisbiga Kulmiye wafdigii uu hogaaminayay. Kulankaas oo si qurux badan loo soo agaasimay ugu horayn waxa ka hadalay gudoomiyaha jaaliyadda Somaliland ee Norwa Md Xuseen Adan Cadib oo ku soo dhawayeeya gudoomiye salaanyo Micrphone ka, kana hadalay halgankii dheera xornimada Somaliland ee u gudoomiyuhu ka soo qayb qaatay ...

Read More »