NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga KUlmiye Md Axmed Siilaanyo Oo Jaaliyada Reer Sweden Si Heer Sare Ugu Soo Dhaweeyeen Magaalada Sotckholm (Ishaa Macalina Ee Daawo Sawirada)

Gudoomiyaha xxisbiga Kulmiye mudane Axmed Siilaanyo ayaa si heer sare ah ay u soo dhaweeyeen jaaliyada reer Somaliland ee dalka Sweden. Mudane Axmed Siilaanyo oo ay weheliyaan xohayaha arimaha dibada ee xisbiga Kulmiye md Maxamed Cabdillahi Cumar iyo marwada gudoomiyaha Marwo Amina Sheekh Maxamed Jirde ayaa martiqaad ka helay dawlada dalka Sweden halkaas oo gudoomiyaha lagu soo marti qaaday inuu ...

Read More »