NEWS

Somaliland: Police Storms Offices of Opposition Party In Burao

11 April 2009 | News BURAO (Somaliland Globe) — The Somaliland police have stormed the offices of KULMIYE, the main opposition party in Somaliland today.  As the police raided the office a number of journalists from the independent media have been gathered there for a press conference organized the by the party.

Read More »

Dr. Gaboose Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Nuxurka Kulamo Goonigooni Ah Oo Dhexmaray Taliyayaasha Ciidamada Qaranka, Booliska Iyo KULMIYe

Hadhwanaagnews Hargeysa(HWN):- Guddoomiyihii Urur-siyaasadeedkii Qaran Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, oo wakhtigan ka tirsan Hogaanka Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE, ayaa markii ugu horeysay daaha ka rogay waxyaabihii ay ka wadahadleen Taliyayaasha Ciidamada Qaranka iyo Booliska Somaliland oo ay Salaasadii Kulamo gooni-gooni ah kula yeesheen Xarumohooda Hargeysa, isla markaana Dr. Gaboose waxa uu sheegay, in ay Taliyayaasha go’aan ku wada-gaadheen inay ...

Read More »

Xubin Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE Ee G/Awdal Oo Jawaab Ka Bixiyey Hadal Siyaasi Reer Boorama Ahi

by lug in News Borama-(Lug)-Xubin ka tirsan  xisbiga KULMIYE ee G/Awdal ayaa si kulul u weerarary hadal uu shalay saxaafadda siiyey  Xubin ka tirsanaa golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE, lana yidhaa Maxamed Jaamac Abgaal isagoo sida la sheegay  Maxamed Jaamac abgaal  KULMIYE    uga baxay  wadaa tashi la’aan, isagoo dhinaca kalena lagasoo xigtay siyaasigaasi inuu xisbiga UDUB ku  sheegay inuu wadatashi ...

Read More »

Banaan-Bax Balaadhan Oo Lagu Taageerayo Mawqifka Xisbiga Kulmiye Oo Ka Dhacay Magaaalada Ceerigaabo

Ceerigaabo, April 9, 2009 (Haatuf) – Isku soo bax balaadhan oo lagu taageerayo mawqifka xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye ayaa shalay lagu qabtay xarunta uu xisbigaasi ku leeyahay magaalada Ceerigaabo, taas oo ay ka soo qayb galeen Masuuliyiinta, Madaxda iyo taageerayaasha xisbiga ee Ceerigaabo ayaa waxa si adag loogu taageeray Mawqifka ay iska taageen Madaxda sarsare ee Xisbiga Kulmiye muddo ...

Read More »