NEWS

Xoghayaha UDUB Oo Marxuum Cigaal Ku Eedeeyay Masuuliyada Dagaaladii Sokeeye

Hargeysa (Jam)- Xoghayaha Guud ee xisbiga talada haya ee UDUB Mr. Jaamac Yaasiin, ayaa madaxweynihii geeriyooday ee Somaliland marxuum Maxamed X. Ibraahim Cigaal ku eedeeyey inuu masuul ka ahaa dagaalladii sokeeye ee dalka ka dhacay sannadihii sagaashanaadkii, kuwaas oo sababay khasaare badan oo naf iyo maalba lahaa, isla markaana dad aad u fara badani ka qaxeen guryahoodii iyo hantidii ay ...

Read More »

Tacsi Ku Socota Md Axmed Diiriye Nacnac

Dhamaan Xubnaha xisbiga Kulmiye ee dalka gudihiisa iyo kuwa qurba jooga ahba gaar ahaan jaaliyadaha Canada, Maraykan Ingriiska, Norway, Sweden, Denmark, Holland, Irland, Finland, Ausralia, Kenya Saudi Arabia, Qatar iyo ugu dambayn Jaaliyada Imaaradka Carabta waxay

Read More »

Hadaad Kulmiye Taageerayaashiisa Tahay Akhri Maqaalkan

KULMIYE wuxu ku jiraa tartan aad u kulul oo aan cadaalad ahayn, wuxu tartanka kula jiraa Xisbiga dawlada haysta oo isticmaalaya xoolihii dadwaynaha, lacagtii, baabuurtii, shaqaalihii, Idaacadii, Television-kii dadwaynaha, police-kii, iyo dhamaan xoolihii dawlada dhinac kasta oo aad ka eegto. Berito marka doorashada la gelayo shaqaalaha

Read More »

Xukuumadda Oo Rasaas Culus Kala Hortagtay Shacab Ka Qaybgalay Isu Soo Bax Lagu Xusayo Maalinta Aasaska SNM, Taasoo Khasaare Dhaawac Keentay

Hargeysa (Somaliland.Org) Waxa maanta isu soo bax balaadhan oo lagu xusayo maalintii ururka SNM la aasaasay ka dhacay barxada weyn ee xarunta xisbiga KULMIYE ee magaaladda Hargeysa.  Isu soo baxxaas auaa waxaa khudbado ka jeediyey  masuuliyinta kala duwan ee xisbiga KULMIYE iyo mujaahidinti xisbiga KULMIYE.  Kadib markii xafladaas dhamaatay ayaa waxaa shacabkii

Read More »

Somaliland: Military Fire On Crowds In The City, Take Aim At Opposition Leaders

Somaliland: Military Fire On Crowds In The City, Take Aim At Opposition Leaders April 6th, 2009 Hargeysa (SomalilandGlobe) The Somaliland Special Commando Unit, otherwise known as SPU have fired on a large crowd of civilians, following a peaceful celebration and march through the city to celebrate the day of the formation of Somali National Movement (SNM), which is  the guerrila ...

Read More »